Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhageyso:-Shariif Xasan oo difaacay Hoggaamiyaasha Madasha

Xubnaha Madasha Hoggaanka Qaran ee Soomaaliya ayaa dib u dhigay fulinta 18 kursi oo dheeri ah oo ay horey u sheegeen ii lagu kordhiyey Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya.

Warsaxaafadeed xalay kasoo baxay Madasha ayey ku sheegeen in “ayada oo la tixgelinayo ajendooyinka culus ee baarlamaanka federaalku horyaal dib loo dhigay kordhinta kuraasta illaa ay ka qabsoomeyso doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Shariif Xasan sheekh Aadan oo wx laga weeydiiyay in musuq maasuq ay ka sahqeynayaan Xubnaha Hoggaamiyaasha Madasha Wada Tashiga ayaa shegay in Madashu ay ka sahqeynayan xalka Umadda Somaaliyeed islaamrkaana wax kasto ay u sameynayaan sidi dalka ay Nabad uga dahlan laheyd.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaano ku baaqay in dib loosoo celiyo Cabdikariin Sh.Muuse Qalbi Dhagax
- Nov 18, 2017
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xildhibaanda qaarkood waxa ay dood ka sameeyeen dhiibistii Cabdi Kariim Muuse Qalbi ...
DHAGEYSO:-Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay sharci muhiim ah
- Nov 18, 2017
Kala Fadhigii barlamanka puntland oo ka dhacay garoowe ayaa lagu ansixiyay xeerka la dagaalanka ...
VIDEO+SAWIRO:-Madaxweynaha Puntlad Iyo Danjiraha Dalka China ee Soomaaliya oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Madaxtooyada Garoowe.
- Nov 18, 2017
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo danjiraha dalka China ee Soomaliya ...