Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Culimada Puntland Oo Dowladda hoose ee Garoowe Ku dhaliilay go’aan ka gaarista dhulka lagu murmo.

Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culimaa’udiinka ugu caansan deegaamada Puntland oo kahadlay masiibada boobka dhulka ee kajirta Garoowe ayaa sheegay in dowladda hoose aysan qaadan doorkeedii Laga Rabay  islamarkaana odayaasha dhaqanku faraha kula jiraan arinta dhul boobka ka jira garoowe

dowldda hoose ee garoowe ayuu ugu baaqay inay wax ka qabtaan arinta go’aano cadna ka soo saaraan si ay dhibaatada arintan u yaraato

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Baroordiiq |Xaaskayga
- Jul 20, 2019
Xaaskaygu isku Xirfad ayaan ahayn waxay igula kaftami jirtey “Caafimaadka waxaan u Bartay inaan Bulsho badan ...
DAAWO MUUQAAL: Muuse Biixi Oo U Soo Hanjabay Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...