Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Masuul Caan Ah oo Ku Dhawaqay Inuu Yahay Musharax Xilka Madaxweynaha Puntland 2019

Xildhibaan Cabdi Bare Yuusuf Jibriil Oo Ka Mid Ahaa Barlamankii Hore Ee Soomaaliya Kuna Guuldaraystay Inuu Ka Mid Noqdo Baralamanka Cusub Ayaa Sheegay Inuu Xilka Madaxtinimo Ee Puntland Sanadka 2019 U Taagan Yahay.

 

 

Cabdi Bare Ayaa Sheegay In Ay Ku Kaliftay Inuu Xilka Madaxweynaha Puntland Isku Soo Sharaxo Ka Dib Markii Uu Arkau Dhibaato Ka Jirta Guud Ahaan Puntland Waa Sida Uu Hadalka Dhigaye

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Adam says:

    Madaxweynanimoy xaal quasi haddiiba Cabdi barraging an aqaaney hunguriyeeyey




ad

Latest News

MUQAAL:Farnsiiska oo baroor diiq u Sameyay Dadku ku dhintay Qaraxii Muqdisho ,iyadoona Taawarka ugu dher paris korantada laga Jaray si Bulshada Faransiiska loogu shego in ay jirto Baroor diiq
- Oct 17, 2017
Guud ahaan Waxa koranta wixii ka danbeyay 12 habenimo saqdhexe sacada yurub korantada laga jaray taawarka ...
Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...