Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO VIDEO:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay Mowduuc loogu magac daray “Xildhibaanada dadban oo dooran doono Madaxweyne dadban”

Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo ah Barnaamij si joogta ah uga baxa Telefishinka Caalamiga ah ee Horn Cable, kaasoo uu soo tabiyo wariye. Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa lagu falanqeeyay Mowduuc aad u xiiso badan oo loogu magac daray “Xildhibaanada Dadban oo Dooron Doono Madaxweyne Dadban”.

Waxaa Dooda Barnaamijka Dareenka Shacabka ka qayb qaadanaya ama falanqaynaya siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada ay ka mid yihiin:-

1). Eng.C/rixmaan Yariisoow (Khadka Teloofoonka ee Muqdisho)

2). Amb. Maxamed Xuseen Awliyo

3). Dr. Maxamed Cabdi Cumar-Gacameey  (Macalin Wax ka dhiga Jaamacad ku taal London)

4).Cabdifataax Xalane (Afayeenka Gobolka Banaadir, Khadka Teloofoonka ee Muqdisho)

5). Dr. Feysal Rooble  (Aqoonyahan falanqeeya Siyaasadda, Khadka Teloofoonka ee USA)

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. dalmar says:

    Barnaamijka youtube-kiisa aan daawadey waa kan midka saxda ah.




ad

Latest News

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Cadaado Gaaray
- May 29, 2017
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland iyo  wafdi ay hoggaaminayaan  ayaa waxa ay gaareen Magaalada Cadaado ...
Qatar oo wadahadalsiinaysa Shabaab iyo dowladda Soomaaliya
- May 29, 2017
Dowladda Qadar ayaa markii ugu horeysay Shaacisay in ay doonayso in ay wadahadal siiso ...
MUUQAAL:-Sheekhul-baledka magaalada Hargeysa oo si adag uga digay Sheekh Cabdi-Xaq oo Biyo ku rusheeyey Somaliland
- May 29, 2017
https://youtu.be/GEYVAZ1K3pM