Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:Mid Ka Mid Ah Beelaha Soomaaliyeed Oo ka Cabanaya Gudiga Doorashooyinka Somaliya

keating-620x330

Mid ka mid ah Waxgaradka Beesha Reer Fiqi Maxamed ayaa sheegay in Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban uu Beesha ka dhex abuuray iska hor keen iyo carqalad xoogan.
Waxaana uu ugu baaqay in arrimaha Beeshooda uu faraha kala baxo Guddoomiye Cumar Dhageey , isagoona carabka ku adkeeyay in aysan marna u hoggaansami doonin dhibaatada uu ku hayo beeshooda Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban sida uu hadalka u dhigay.
Dhinaca kale Guddoomiyaha deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud oo qeyb ka ahaa kulankaasi ayaa xusay in Masiirkii Beesha loo dhiibay Ugaas been abuur ah taasoo oo uu tilmaamay in ay ka dhiidhin doonaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye Aadan Nuur Qaal”dadka ganacsatada ah ee diidaya lacagta somaliga waxay u shaqeeyaan alshabab”
- Jul 20, 2017
Xili gudaha magaalada Gaalkacyo saaka laga diiday lacagta shilinka Soomaaliya oo ayaa taliyaha qaybta ...
Akhriso:- Natiijada Imtixaankii Dowladda oo la shaaciyey
- Jul 20, 2017
Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dalka ayaa galabta shaacisay Natiijada Ardeydii ka ...
Akhriso:-Madaxweynaha Puntland oo shir goomiyay Shirka Golaha Xukuumadda & Wasiiro xilka laga qaaday oo goobka ka soo muuqday
- Jul 20, 2017
War-saxaafadeed:- Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga hadlay Arrimo Muhiima.