Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO VIDEO:-Diyaarado Dagaal oo Duqaymo ka geystay deegaano ka tirsan gobalka Togdheer ee Somaliland

Diyaarado dagaal ayaa duqeeyay Saacadihii ugu dambeeyay Deegaanka Bali reer Cilmi oo hoos yimaada degmada oodweyne ee Gobolka Togdheer ee Gobolada Maamulka Somaaliland.

Taliyaha Booliska oodweyne Maxamed Cali Cabdi iyo Taliye ku xigeenka oodweyne Cabdilaahi Diiriye Cilmi Caduur oo warbaahinta u sheegay iyagoo ku sugan Deegaanka ay Diyaaradaha duqeeyeen ayaa waxay sheegeen in ilaa hadda baadhitaano wadaan, oo aanay hayn war rasmi ah oo ku saabsan Dayaaradahaan iyo halka ay ka yimadeen.

Dhowaan ayay ahayd markii Diyaarado ay duqayn ka gaysteen deegaano hoos yimaada Gobolka Mudug.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta K/Galbeed oo cambaareeyay Go’aanka Shariif Xasan uu ku taageeray Isbahaysiga Sacuudiga
- Sep 19, 2017
Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda reer Koonfur Galbeed ayaa si wayn uga soo ...
DAAWO:-Ugaas Maxamed Weli oo Si Iskumid ah Ula Hadlay Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii uu soo Dhisay ee Farmaajo”
- Sep 19, 2017
Qabyaalad iyo dan gaar ahi haku harto, Ugaas Maxamed weli Xasan Sheekh iyo Madaxweynihii ...
DEG DEG:-Dagaal Culus oo hada ka Socda Duleedka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo”
- Sep 19, 2017
wararka ka imaanaya Degmada Beled xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal Culus ...