Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

OGEYSIIS:-Xaflad lagu soo dhawaynayo Mullaxanka weyn ee Cabdikariin Faarax Qaarey (Jiir) oo ka dhacaysa magaalada London

Xaflad ballaaran oo lagu soo dhawaynayo Mullaxan Cabdikariin Faarax Qaarey (Jiir) ayaa habeenka Jimcaha ah oo ku beegan 11. 11. 2016 waxaa ay ka dhacaysaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Xafladdaan ayaa waxaa ka qayb qaadan doono qaar ka mid ah fannaantii waawaynaa ee Soomaaliyeed, kuwaasoo kalkaas ka dhigi doono Barnaamij faneed ay ku maamuusi doonaan soo dhawaynta Mullaxan Cabdikariin Jiir, kaasoo lagu galayo 20 Pound ama Gini oo lacagta Ingiriiska ah.

Waxaa Xafladdaan ka qayb qaadan doona Macalinkii weynaa ee Kabanka Maxamuud Ismaaciil (Xudeydi) iyo fannaaniinta waawayn ee ay ka midka yihiin,  Maryan Mursal Ciise, Sayid Khaliifa, Cabdirsaaq Gaadaco, Nimco Yaasiin, Xuseen Shire Ciyaar-jecel, Aamino Dhool, Farxiya Fiska iyo fannaaniin kale oo badan.

Cabdikariin Faarax Qaarey (Jiir) ayay dad badan ku tilmaamaan inuu yahay Aabaha Laxanka sameynta ee  fanka Soomaaliyeed, kaasoo ka mid ah halgamayaasha waawayn ee fanka Soomaaliyeed ee haatan nool.

HOOS KA EEG MACLUUMAAD KU SAABSAN XAFLADDA

khaas

 

.

Daahir Faarax Afdheere

Email. owsame1@yahoo.com

———————————-

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliye Aadan Nuur Qaal”dadka ganacsatada ah ee diidaya lacagta somaliga waxay u shaqeeyaan alshabab”
- Jul 20, 2017
Xili gudaha magaalada Gaalkacyo saaka laga diiday lacagta shilinka Soomaaliya oo ayaa taliyaha qaybta ...
Akhriso:- Natiijada Imtixaankii Dowladda oo la shaaciyey
- Jul 20, 2017
Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dalka ayaa galabta shaacisay Natiijada Ardeydii ka ...
Akhriso:-Madaxweynaha Puntland oo shir goomiyay Shirka Golaha Xukuumadda & Wasiiro xilka laga qaaday oo goobka ka soo muuqday
- Jul 20, 2017
War-saxaafadeed:- Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga hadlay Arrimo Muhiima.