Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO: Beelo Go’aano Culus ka soo saaray Dagaalada Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa qaar kamid ah waxgaradku ay kulan ka yeesheen waxaa ay uga wadda hadleen xoojinta nabad galyada magaalada.

Labo Beelood oo wadda dega magaalada Gaalkacyo ayaa shir gooni ah oo looga hadlayo xoojinta amniga Gaalkacyo iyo heshiisyada ay la galayaan dawlada federalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ee dhanka amniga ah.

Beelaha Laylkase iyo reer Mahad ayaa kulan looga hadlayo xoojinta amniga Gaalkacyo iyo xaafada Garsoor oo ay ku yeesheen Gaalkacyo waxay kasoo saareen 3 Qodob.

1:- In aan wax gorgortan ah laga galin Galbeedka Gaalkacyo.

2:- Inaan Beelaha Leelkase iyo reer Mahad aqbalin wax nabad ah oo sharuud ku xiran tahay.

3:- Hadii lagu heshiinayo Arrinaha Gaalkacyo ayna dhex dhexaadinayso Dawladda Soomaaliya inaan la aqbali wax ka sokeeya Xaduuda Qabiilka ee 1933 taas oo gumaystihii wadanka ka talin jiray uu dhigay.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

 

ley3 ley1 ley2

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Sheekh Aadan Siiro”Wadamada Muslimiinta Qofku Isagoo Qaldan Ayaa Sacabka Loo Garaacaa”
- Dec 15, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=ksLBnBkL3f4
AKHRISO:-Dowladda Federaalka Somalia oo xoojineysa isla-xisaabtanka ciidanka XDS
- Dec 15, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay'adaha Dowladda si loola ...
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Soomaaliya loo qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood u shaqeystayaal
- Dec 15, 2017
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Golaha shacabka ayaa qoraal uu soo ...