Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DEG-DEG:-Meydka nin la gowracay oo laga helay duleedka magaalada Baledweyne

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in deegaanka Baar oo ku yaal duleedka magaalada Baledweyne lagu arkay meydka nin la gowracay.

Goobjoogayaal ka mid ah dadkii dul istaagay Meydka ninkaas la gowracay ayaa Warbaahinta Saadaalnews u xaqiijiyay dhacdadaan, kuwaasoo da’diisa ku qiyaasay inuu ahaa 30 jir, waxaana ay sheegeen inay u maleynayaan inaan meesha lagu dilin ee meydka lasoo dhigay.

Lama oga illaa hadda ujeedada ka dambaysa sababta qoorta looga jaray Marxuumkaas iyo cidda falkaas geysatey, hase yeeshee waxaa isla markiiba goobtaas gaarey ciidamo ka tirsan maamulka degmada Baledweyne, kuwaasoo Baadigoob ugu jira ciddii falkaan geysatey.

Ma jiraan illaa hadda wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka degmada Baledweyne, waxaana dhacdadan foosha xun ay argagax weyn ku abuurtey shacabka deegaanka, kuwaasoo walaac aad u badan ka qabo in ammaanka magaaladu uu yahay mid aan la isku haleyn karin.

.

Daahir F. Afdheere

Email. owsame1@yahoo.com

——————————–

Saadaal.com

saadaalnews@@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dhagayso:-Dibad Bax looga cabanayo Qaaliga Dollarka oo ka dhacay Qardho.
- Jan 16, 2017
Qaar kamid ah Bulshada degmada Qardho ayaa isugu soo baxay dibad bax ay uga ...
DHAGEYSO: Wararkii ugu danbeeyay xil ka qaadista C/kariin Xuseen Guuleed?
- Jan 16, 2017
Xildhibaan Faysal Axmed C/dulle oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in ...
DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo codsaday in AMISOM dalka laga saaro
- Jan 16, 2017
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Tacadiyada sii kordhaaya ee ciidanka ...