Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhagayso:-Ciidanka dowladda oo kala diray Odayaal shir xasaasi ah u socday M/Baladweyne

Ciidamo ka tirsan Maamulka gobolka Hiiran ayaa waxay Maanta gudaha u galeen Baar-xasan Dhiif oo ku yaalo magalada Baladweyne,halkas oo ay joojiyeen shir ay qabaan qar kamid ah Odayasha magalada Baladweyne qaarkood.

Odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa Maalmihii ugu dambeeyay shir ku lahaa halkaas iyagoo sheegayay in ay dhisayaan Maamul gaar u ah gobolka Hiiraan kaa soo ay ugu magac dareen Hiiraan Estae.

Ciidamada ayaa ku amray Odayaashii ka qeyb galayay shirka in ay joojiyaan islamarkaana ay kala tagaan maadaam shir maamul loogu sameynayao gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe uu ka socdo magalada Jowhar.

Si kastaba odayasha Maanta la kala diray ayaa waxay shalay ansixiyeen Dastuurka uu yeelanayo Mamulka ay dhisayaan ee Hiiraan state,balse maanta xaalku uu isbedelay.

Hoos Ka Dhagayso Codka

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG-DEG:-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo goor dhaw ka soo degay magaalada Muqdisho
- Feb 22, 2017
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa haatan kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Uhuru ...
TOOS U DAAWO:-Xafladda Caleema-saarka ah ee Madaxweynaha cusub ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
- Feb 22, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=WCYmiN48vNA  
DEG-DEG:-Ra’isulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo goor dhaw soo gaarey magaalada Muqdisho
- Feb 22, 2017
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra'isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha ...