Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO VIDEO:-Barnaamijkii Diiniga ahaa ee Baro Saxaabiga iyo Sheekh Axmed Maxamed Dhagaxtuur

Barnaamijka Baro Saxaabiga waa Barnaamij diini ah oo si joogta ah uga baxa TV-ga Caalamiga ah ee Kalsan, kaasoo uu soo jeedinayo Sheekh Axmed Maxamed Dhagaxtuur oo ka mid ah Culumaa’uddiinka magaalada Birmingham.

Wuxuu Sheekh Axmed Maxamed Dhagaxtuur uu maanta soo jeedinayaa qaybtii ama Xalqadii 8aad oo ku saabsan Saxaabigii weynaa ee Cismaan Binu Cafaan.

Warbaahinta Saadaalnews waxay si joogta idiinku soo gudbin doontaa haddii Eebbe idmo, barnaamijyada taxanaha ah ee ku saabsan barashada Saxaabada ee uu Sheekh Axmed Maxamed Dhagaxtuur mar kasta soo jeediyo.

.

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

—————————–

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Muuqaal: Dhacdo Murugo iyo Yaab leh Gabadh Reer Hargeisa oo Jeclaatay wiil GABOOYE ah iyo Waxa ay La Kulantay
- May 23, 2017
Rooda Mukhtaar Yuusuf oo ku nool Hargeysa, ayaa qoyskeedu jidh dil u geysteen kadib ...
SAWIRO:-Puntland oo sanad barwaaqo ah gashay
- May 22, 2017
Meelo badan oo kamid ah Gobolada Puntland waxaa kada,ay Roobabkii gu,ga waxaana Baliyada iyo ...
MUUQAAL:-Wasiirka ugu da’ada yar xukuumadda Somaliland Oo Bixiyay Waraysi Xiiso Badan
- May 22, 2017
  https://www.youtube.com/watch?v=Td6xDoQmQbc&t=485s