Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO VIDEO:Mudane Cabdi Warsame oo ku Guulaystay in Agabyo Kala duwan Loogu Deeqo Boosaaso

Cabdi warsame oo ah siyaasi da’yar, aqoon yahan ah oo weliba aad u firfircoon ayaa wuxuu xaqiijiyey in xilka umada loo qabto yahay in loo adeego bulshada, wax qabad dhab ahna la tuso, si kalsooni iyo wada shaqayn waarta u timaado. Waxaan odhan karnaa Mudane CABDI WARSAME taariikhda wax badan way xusi doontaa, dadkeenuna marnaba si sahlan kuma ilaabi doonaan.Hadaba dadweynow aan idiin kala dhexbaxo video-gan kooban si aad indhihiina ugaga bogataan qaar kamida wax qabadka Mudane CABDI WARSAME.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

AKHRISO:-Al-Shabaab Oo Gobolka Shabeellaha Hoose Ka Fuliyay Xukun Gacan Goys Ah
- Dec 14, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ...
DAAWO SAWIRADA:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Kismaayo & Madaxtooyada Jubbaland oo laga dajiyay
- Dec 14, 2017
Hogaamiye ku-xigeenkii hore ee al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ‘’Abuu Mansuur’’, ayaa gaaray magaalada ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku wajahan+SABABTA
- Dec 14, 2017
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo ...