Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

September 2018 Archive

DHAGEYSO:-Qalbi dhagax oo sheegay warkii ugu hadal haynta badnaa muxuu yahay?
C/kariin Sheekh muuse qalbi dhagax oo ku sugan magaalada Bosaaso ayaa waxa uu sheegay  in uu  diyaar u yahay in uu ka qeyb qaato sidii kooxda shabaab ee  ka  dagaalanta  ...
MUUQAAL:-Dowlada Soomaaliya oo dag dag uga Jawaabtay Banaanbaxyo 3 maalin Muqdisho ka socday
https://www.youtube.com/watch?v=Sq1gub3cTJ8
DAAWO:-Tabashadii ay qabeen ganacsatada banaanbaxday oo la xaliyay
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Bashiir Cabdi Maxamed ayaa booqday xarunta Iskaashatada Kaluunka ee degmada Cabdicasiis. Guddoomiyaha ...
DHAGEYSO:-Qalbi Dhagax oo arimo xasaasi ah ka hadlay,Ma tagi doonaa muqdisho?
Cabdikarin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ku sugan magaalada bosaaso ayaa ka hadlay arimo xiligan ka jira somalia wuxuuna sheegay in shacabka puntland ay markasta u taagan yihiin midnimada somalia Qalbi ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo magacaabis sameeyay
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng.Yarisow ayaa ...
DHAGEYSO:-Beello walaalo ah oo horey u dagaallamay oo Lagu Heshiisiiyey Sh/hoose
Maamulka deegaanka Lafoole ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in heshiis ay kala dhex dhigeen beello walaalo ah oo horey u dagaallamay. Xuseen Nuur Geesey oo ah madaxa arrimaha bulshada ee ...
Akhriso:-Xasan Sheekh Oo Guddoomiye KMG u Noqday Xisbi Heysta Aqlabiyadda Baarlamaanka Federaalka ah
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dhisay xisbiga Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda (UPD) oo ah xisbi ay ku mideysan yihiin in ka badan 80 xildhibaan oo labada aqal ee baarlamaanka federaalka ...
MUUQAAL:-Musharax Madaxweyne ee Jubbaland oo Fariin udiray Hogaamiye Axmed Madoobe
Musharaxa Madaxweyne ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Ismaaciil Maxamuud Axmed carab ayaa Kawarbixiyey Guud ahaan Xaaladda Siyaasadeed ee Deegaanada Jubbaland & Sida loogu baahanyahay isbadal dhab ah ...
DHAGEYSO:-Roobow oo Laga Hadlay in uu Xaq u Leeyahay Xilka Madaxweynaha k/galbeed
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), uu xaq u leeyahay in uu isku soo sharxo xilka Madaxweynaha Maamulkaas. Wasiiru Dowlaha wasaaradda Maaliyadda Maamulka koonfur ...
DHAGEYSO:-C/rashiid Janan “Dowladdu waxay ku mashquushay Facebook, Amniga dalka waxba kalama socoto”
Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Janan ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in aanay waxba kala socon xaalada ammaan ee uu dalka ku sugan yahay. C/rashiid Janan ayaa sheegay in dowladdu aanay ...

Next Page »