Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

August 2018 Archive

Qarax lagu dilay ciidan ka tirsan Millatariga Soomaaliya
Wararka aan ka heleyno degaanka Buulalow oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in qarax Miino lagula eegtay ciidan ka tirsan dowladda federaalka. Ciidanka ...
DHAGEYSO:-Malayshiyaad Lagu Soo Bandhigay Laascaanood iyo Puntland oo Ka Qaylisay
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo Soomaaliland ay muddooyinkaan ku cabburinaysay dadka shacabka ah ayaa waxaa galay malayshiyaad maalmahaan gudoomiyaha gobolka Sool uu maalmahaan ku diyaarinayey duleedka magaaladaasi. Dowladda Puntland ...
TOPNEWS:-Maamulka K/G oo digniin u dirtay Musharaxiinta Madaxweynaha
Taliyaha Booliska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed General Mahad C/raxmaan Aadan ayaa musharaxiinta tartameysa xilka Madaxweynaha uga digay in aysan iska sameyn ciidan u gaar ah, iyaga oo aan ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Mustafe Muxumad Cumar Cagjar oo shaaciyay war culus
Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumad Cumar ayaa sheegay in uu ku dadaalayo qancinta qofkaste, balse haddii ay taasi suuragali waydo aan cidna loo qabsanaynin Madaxweynaha ayaa barta uu ...
DHAGEYSO:-Xussen Axmed Cabdule”Jabhada Caare Cadaal Daro Ayaa Keentay Madaxweyne Masuulyiintaadu Waa Wada Jeegaan”
Wasiirkii hore ee Wasaarada biyaha xukuumadii madaxweyne Siilanyo Xussen Axmed Cabdule  oo maanta magaalaa Ceerigaabo kula Hadley telefishanka Star Tv waxaauu cadeeyey in Jabahada uu Caare hogaaminaayo ay ka dhalatey ...
MUUQAAL:-Madaxweynihii Hore Ee DFS xasan Sheekh oo Arimo kala Duwan ka hadlay
https://www.youtube.com/watch?v=44KA61qBTfM
MUUQAAL:-Madaxweyne Farmaajo oo wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani waxa ay hordhac u yihiin Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika. Madaxweyne Farmaajo ...
MUUQAAL:-Gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka oo bixiyay waraysi xiiso badan
https://www.youtube.com/watch?v=eSD42RVvlZs
Faah-faahin:-Al-shabaab oo Xalay Weerar Culus Ku Qaaday Degmadda Afgooye
Dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxda Al-shabaab ayaa ka dhacay Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Al-shabaab ayaa Degmadda ka weeraray seddex jiho,waxaana u suurta gashay in ay ...
DHAGEYSO:-Xildhibaano U Diray Hanjabaad Madaxweyne Farmaajo Maxay Tahay Sababtu?
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inay ku fashilantay howlihii loo igmaday. Xildhibaannadan oo ka soo jeeda K/Galbeed ee Soomaaliya ...

Next Page »