Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

July 2018 Archive

DHAGEYSO+SAWIRRO:-Madaxweynhaa Dowladda Puntland oo Dhagax Dhigay Dekada Garacad iyo Wadada Laamiga ah Ee Wadaagsin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa waxaa sidiiran loogu soo dhoweeyay Magaalo xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug.   Madaxweynaha Dowladda Puntland oo saaka ...
DAAWO:-Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magaalada Ceerigaabo Kulan Kula Qaatay Maamulka Gobolka Sanag Iyo Suldaan Maxamed Xirsi Qani
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ku gudo jira hawlihi nabadaynta ee uu joogay magaalada Ceerigaabo, ayaa  kulan la qaatay  Gudmiyaha Gobolka Sanaag Mudane Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro ...
Muuqaal : Soo dhoweyntii iyo khudbadii Raysalwasaare Khayre ee Qardho .
Ujeedka safarka Qardho ee Xasan Cali Khayre ayaa lagu sheegay is xog waraysi iyo kulamo uu la qaadan doono Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo sidoo kale waxgaradka ...
MUUQAAL:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xilal Ku Taxay Masuulyiin Ka Tirsanaa Xukuumadii Siilanyo
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu sameeyey xil ka qaadis iyo magacaabis . Madaxweyne Biixi ayaa masuulyiinta uu xilka u magacaabey waxaa ka soo dhex muuqdey Saddex Masuul oo ...
MUUQAAL:-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaaciyey Magacyada Masuulyiintii Xukuumadii Siilanyo Ee Hantida Umada Boobtey
Xildhibaan Naasir Cali Shire Gudoomiyaha Gudida Dabo Galka Hantida Shacabka somaliland ayaa waxaa uu shaaciyey magacyada masuulyiintii boobtey hantidii umada iyo qaabkii ay ku baxdey lacago badani xukumadii Siilanyo https://youtu.be/aNDafSbP0cc
MUUQAAL:-Faysal Cali Waraabe Oo Magaalada Ceerigabo War Cusub Ka Shaaciyey
https://youtu.be/TXClI4AVJ1I
Akhriso:-Telefishanada Madaxa Banaan Ee Somaliland Oo Qaatey Go,aan Ka Dhan Ah Madaxweyne Muuse Biixi
War hadda naga soo gadhaya magaalada hargaysa ee caasimada maamulka somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in telefishanada madaxa banaan ee Somaliland ay go,aansadeen in aaney qaadanin wararka madaxweyne Muuse Biixi ...
DHAGEYSO:-Jaamac Xayle Maxamed”Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Xilkayga Ayuu Lacag Ku Badashay”
Gudoomiyihii Degmadda Balanbal ee Gobolka Galgaduud  ayaa eedeen u jeediyay Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi carabey. Jaamac Xayle Maxamed ayaa sheegay in Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug lacago ay u balanqaadeen ...
MUUQAAL:-Qaar ka mid ah Saamileyda Shirkada Hormuud oo war culus ku dhawaaqay
https://www.youtube.com/watch?v=lfkRXemu-AI  
DAAWO:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magaalada Qardho Kula Kulmay Beeldaaje Maxamed iyo Boqor Burhaan
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay boqor Burhaan boqor Muuse Iyo Beeldaaje ...

Next Page »