Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

June 2018 Archive

DHAGEYSO:- Shacabka degmada Godob jiiraan oo Ciidamada Difaaca Puntland ku Wareejiyay ku warejiyay Deeq xoolo ah
shacabka iyo maamulka Degmada Godob jiiraan ee Gobolka Nugaalk ayaa Tiro Ari ah ugu deeqay Ciidamada Difaaca Puntland . Gudoomiyaha Degmada iyo qaar kamid awax garadka Degmada ayaa goobta ka hadlay ...
Hay’adda Socdaalka Soomaaliya Oo Xafiis Cusub ka Furatay Galmudug.
Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Xafiis Cusub ka ka hawlgala deegaanada Galmudug gaar ahaana deegaanka Balamballe ee Gobolka Gal-gaduud maanta xariga uga jartay. Munaasabadda xarigga looga jarayay ...
DHAGEYSO:-Puntland oo Xukun Soo Qabasho ah Fartay Laamaha Amaanka gobolka Mudug Xisaabiyihii hore ee Wasaarada Maaliyada
Xeer Ilaaliyaha guud ee dawladda Puntland ayaa maanta shirjaa,id uu qabtay Garowe wuxuu ku dhawaaqay in lasoo qabto Xisaabiyihii hore ee Wasaaradda Maaliyada gobalka Mudug Barkhadle Aaden. Wasaarada Maaliyada ayaa sidoo ...
DAAWO SAWIRRO:-Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Lagu Soo Dhaweeyay Mourutania
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania Yahya Ould Hademine, ayaa magaalada Nouakchott ee caasimadda dalkaas kusoo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed ...
DHAGEYSO:-Xubno Ka Tirsan Galmudug Oo Ka Horyimid Wadahadalada Dhex Dhexaadinta Ah
Magalada Muqdisho waxaa ka socda wadahadalo lagu doonayo in xal looga gaaro khilaafka soo kala dhexgalay Madaxda uga sareysa Mamul goboleedka Galmudug, Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dooneysa in xal laga gaaro khilaafkaas,taas ...
Al-Shabaab oo dilay wiil ay hore Aabihiis u dileen
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa deegaanka Ceelasha biyaha ku dilay Alle ha u naxariistee Cabdirashiid Daahir Xasan oo ahaa wiil dhalinyar ah islamarkaana buuxiyay booskii Aabihiis ee reerka kadib markii uu la wareegay ...
DAAWO SAWIRRO:-Soomaali laga Soo Tarxiilay Mareykanka oo Muqdisho soo gaaray
Waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay dalka Mareykanka, waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan dowlada. Soomaalida laga soo dejiyay garoonka ...
Maqaal: Halgamaa Xusseen Ciid iyo Qaybtiisii ka Xoreynta Gumaysiga Gobalada Waqooyiga iyo Galbeedka Soomaaliya,Hargaysa_Jabuti_Jigjiga
Marka hore waxaan idin salaamaya, bacda salaan iyada oo lagu jiro maalmihii xoriyada Soomaaliya, ayaan jeclaystay in aan halkaan idiinku soo gudbiyo mid ka mid ahaa halgamayaashii Soomaaliyeed. Maqaalkan aan ku ...
DAAWO SAWIRRO:-Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DFS, D/Goboleedyada iyo G/Banaadir oo furmay
Shirka Madasha shanaad ee ay ku mideysanyihiin Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo looga doodi doono qodobo badan ayaa maanta ka furmay ...
DHAGEYSO:-Horjoogayaal ka soo goostay kooxda Al shabaab oo Kismaayo lagu soo bandhigay
Taliska Nabad sugidda Maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo waxay ku soo bandhigeen dhalinyaro kasoo goostay Al-shabaab, islamarkaana isku soo dhiibay Maamulka Jubbaland. Dhalinyaradan isa soo dhiibtay ayaa garaaya ilaa 12 dhalinyaro ...

Next Page »