Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

May 2018 Archive

DHAGEYSO:-Halkee ayuu ku danbayn doonaa khilaafka madaxda galmudug
Khilaafkii siyaasadeed Ee ka dhextaagan madaxda maamul goboleedka Galmudug wali wuu taagan yahay mana jira xal laga daaray xiisada Siyaasadeed ee Ka kala shidan Magaalooyinka Caadado iyo Dhuusamareeb ee Gal-gaduud. Mana ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Danjiraha Dawladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Andreas von UexküII, waxana ay ka wada ...
DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo Kulan la qaatay Safiirada Beesha Caalamka Ee Ku Sugan Muqdisho
Mahdi Max’ed Guuleed Khadar ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Somaaliya Ayaa  magaalada caasimadda ah Ee Muqdisho Waxa Uu kulan la Qaatay qaar Ka Mid Safiirada Beesha Caalamka Ee Ku Sugan ...
YAAKU DHINTAY DAGAALKA TUKARAQ? YAASE DHAAWACAN?
Dalka Soomaaliya,mudo nus qarni ah ayaa waxaa saameeyay dhibaato qaran ku dhacda kuwooda uugu xun.suaasha ayaa waxay tahay waa maxay hadaba dhibkaasi? jawaabta oo kooban ayaa ah waa MAQNAANSHO DAWLO. ...
Akhriso:-Golaha wasiirada puntland oo si adag uga hadlay duulaanka uu Maamulka Hargeysa kusoo qaaday Deegaamada Puntland
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay Duulaanka uu Maamulka Hargeysa kusoo qaaday deegaamada Puntland iyo Hannaanka Cadaaladda ...
DHAGEYSO:-Faysal Rooble oo si yaab leh Uga hadlay Colaada gobolka soo & Arimo qarsoon oo banaanka uu soo dhigay
Faysal Cabdi Rooble oo Golaha ayaa 1960 uga waramay xiisada coladeed ee xiligan ka taagan gobolka sool gaar ahaan deegaanka tukaraq. Warayigan oo su'aalo badan lagu waydiiyay faysal roobe ayuu xog ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Kuxigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo kormeeray isbitaalka Cadaado
Masuuliyiinta booqday isbitaalka Cadaado oo horkacayeen madaxweyne kuxigeenka Galmudug iyo gudoomiyaha baarlaanka ayaa ugu horey waxaa soo dhaweeyay maamulka iyo shaqaalaha isbitaalka waxayna mid mid u gacan qaadeen shaqaalaha isbitaalka. intaasi ...
Dowladaha kenya & Soomaaliya oo guddi u saaray arinta Beladxaawo
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa markale soo hadal qaaday murankii ka dhashay darbigii Kenya ay ka dhistay magaalada Beladxaawo ee gobolka Gedo. Arintaan ayaa timid ka dib markii safar aan horay ...
MUUQAAL:-Gabadh ka soo jeeda gobolka sool oo dhulka ku jiiday siyaasiyiinta dhulbahante
Farduus Ibraahim Cali Shire Waa Gabadh ka soo jeeda gobolka sool gaar ahaan magaalada laascaano oo xiligan ay ka jirto xiisad siyaasadeed oo u dhaxaysa maamulada puntland iyo somaliland. Farduus Ibraahim ...
MUUQAAL:-Madaxweyne Gaas oo Garoowe Kaga Dhawaaqay War Ku Aadan Dagaalka Tukaraq
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu war culus ka soo saaray xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, dagaalka lagu xoraynayo gobolka iyo Dhibaatada haysta shacabka ...

Next Page »