Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

March 2018 Archive

DAAWO SAWIRO:-Guddoomiyaha Gobolka iyo Danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo ka wada hadlay arrimaha Barakacayaasha iyo dhisidda Goleyaasha Degmooyinka
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan gaar ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michel Keating ayaa u ...
DHAGEYSO:-Xisbiga Wadani “Xukuumada soomaaliya duhur cad ayay hawadii soomaaliland la wareegtay”
Xisbiga Wadani ee Maamulka Somaliland ayaa Xukuumada Muuse ku Dhaliilay in Hawadii Somaliland qaybta ka ahayd ee Somaliya Lagu Wareejiyey Dawlada Fadaralka Somalia. Buuradiin Ibraahin Cabdi oo ka mid ah Masuuliyiinta ...
DAAWO SAWIRO:-Shir Looga Hadlayo Amniga Oo Ka Furmay Dhuusamareeb
Kulankan oo uu shir gudoominayo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa waxaa ka qeyb galaya Gudoomiyaaasha Gobollada Mudug iyo Galgaduud , Talisyada Ciidamada ee kala duwan, wasiiradaha amniga ...
DHAGEYSO:-Xildhibaan abuukaate oo si lama filaan ah uga hadlay go’aankii madaxweyne farmaajo ku hakiyey kulankii golaha shacabka
Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay Go’aankii madaxweyne Farmaajo uu ku hakiyey kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya ee lagu balan sanaa. Maxamuud ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliland oo weerar afka ah ku qaaday madaxda dowladda kana hadlay khilaafka guddoonka golaha shacabka
Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwadii dowladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay kaas oo ku aadanaa heshiiskii Shirkada DP World ay Soomaliland kula ...
DHAGEYSO:-Maamulka galmudug oo yeeshay ciidamo isku dhaf ah maxay qaban doonan?
Maamulka galmudug ayaa samaystay ciidamo isku dhaf ah kuwaas oo loogu talagalay in ay ka howlgaalaan dhamaan deeganada maamulka galmudug uu ka shaqeeyo. Madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf  ku geenkiisa ...
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allah hau naxariistee marxuun Eng. Abshir Muuse Saciid oo ku geeriyaaday xalay Dalka Ingeriiska Gaar ahaan Magaalada London. Madaxweynaha ...
DHAGEYSO:-Guddoomiye Jawaari oo Shaaciyey Sababta loo baajiyay Kulankii Barlamaanka
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo goor dhow la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay sababtii keentay in maanta la hakiyo kulankii Baarlamaanka. Waxaa uu sheegay in Guddoomiye ...
DHAGEYSO:-Baaq ku socda Gudoomiye in uu aqbalo mooshinka codka loogu qaadayo
Maxamed Maxamuud Nuur (Caalim) ayaa sheegay in loo baahan yahay in Barlamaanka Dowladda Federaalka Soomaliya uu qaato go’aan kasta oo ay ku samata bixinayaan Shacabka Soomaaliyeed oo dowladnimada u ooman. Barlamaanka ...
Gudoomiyihii Hore ee gobolka banaadir oo sheegay in mooshinka Jawaari uu keeni karo bur bur siyaasadeed
Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa waxa laga xumado ku tilmaamay khilaafka soo kala dhex galay Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya,kaas oo curyaamiyey howlihii ...

Next Page »