Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

February 2018 Archive

DAAWO MUUQAAL:-Magaalada Baledweyne Oo Lagu Qabtay Hub iyo Walxaha Qarxa
Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Hiiraan Col Isaaq Cali Cabdulle oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay hub iyo walxaha Qarxa oo lagu qabtay magaalada ...
MUUQAAL:-Suuq Madow Oo Carruurta Lagu Gato Oo Ka Bilowday Somaliland iyo Laba qof Oo Maxkamad Loo Soo Taagay
Maxkamadda rafcaanka Hargaysa, ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaannida ee Somaliland ayaa labo qof oo lagu kala magacaabo Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan iyo Khadra Cabdullaahi Maxamed midkiiba ku xukuntay labo sano ...
DAAWO SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqihii Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Spain U Fadhiisanaya Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Isbeyn u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay ...
AKHRISO:-Ganacsade Cabdifataax Sugule Oo Iska Fogeeyay Alshabaabkii Ka Baxsatay Xarunta Garoowe
Ganacsade C/fitaax Sugule ayaa bartiisa Facebooga, wuxuu soo dhigay qoraal uu kaga hadlay dhalinyaradii ka tirsanaa ururka Alshabaab ee lagu hayay Xarun xanaanaynta ( Safe house) e ku taal Caasimaad ...
DAAWO SAWIRRO:-Wafdi ballaaran oo ka socda Jubaland oo Xariga ka jarey Mashaariic horomarineed oo laga hergeliyey degmada Baardheere
Xubnaha Wafdigani oo isugu jiray Wasiro iyo xildhibaano ka socdey Dowlad Goboleedka Jubbaland ee soo gaarey degmada Baardheere ayaa waxaa hogaaminayey Cabdrashiid Xasan Cabdi Nuur oo ah wasiirka Amniga Jubaland, ...
DHAGEYSO:-Xildhibanada Golaha Deeganka Boosaaso Oo Mooshin Ka Gubiyay Duqa Degmada
Xidhibaabanada golaha deegaanka degmada bosaaso ayaa gubiyay mooshin xilka lagaga xayuubinayo duqa degmada Eng Yaasiin Mire Maxamuud. Qaar ka mid ah xildhibanada wada mooshinka ayaa Radio daljir  u sheegay in mooshinkan ...
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweynaha Soomaaliland o Lagu Eedeeyey Joojinta Mashaariic ka Socotay Gobolka Togdheer
 Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Lagu eedeeyey  inuu Yahay Qabyaaladiise aan Gabilay Soo Dhaafin Marka uu Rabo inuu Xil Magacaabo Waxaana Dhanka Kale Lagu eedeeyey inuu Joojiyey Mashaariic ...
DAAWO SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland Oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabiley Wafdi ka Socdey Dawladda Masar iyo DF Soomaaliya
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  waxaa uu qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabiley wafdi balaaran oo uu hogaaminayey wasiirka beerha Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid iyo qunsulka ...
DAAWO SAWIRO:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxa UNCHR ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xarunta dawladda hoose kulan kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR), Ms.Caroline Van Buren. Guddoomiyeha ...
DHAGEYSO:-Ciidamada dowladda Soomaaliya oo qabtay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa
Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sidoo kale ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa qabtay rag iyo sidoo ...

Next Page »