Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

January 2018 Archive

TOPNEWS:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Guddiga xalinta Cabashooyinka Dawladda
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Guddiga xalinta Cabashooyinka Dawladda. Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay guddiga xalinta cabashooyinka Dawladda Puntland, kadib markii ...
DAAWO SAWIRADA:- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo Shir gudoomiyay kulan ku Saabsan Mashriicda Horumarinta iyo Dib u dhiska Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee mashruuca Horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya oo ay ka soo ...
DAAWO SAWIRADA:-Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka oo wadatashi la yeeshay bulshada Jowhar
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka Federaalka ee La-sacodka dib-u-eegista Dastuurka iyo Gudigga Madaxbanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan wadatshi ah la yeeshay Ururada Bulshada ...
Madaxweynaha maamulka jubbaland oo Kulan la qaadanaya Xildhibaano Mooshin ka wada
Wararka naga soo gaarayo magaalada kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in  Madaxweyne Axmed Madoobe uu kulan gaar ah la qaadan doono  xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka jubbaland. Xildhibaanadan oo u ...
DHAGEYSO:-Wasaarada Warfaafinta Soomaaliland oo Dhaliilo Culus loo Jeediyey
Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ee Somaliland ayaa eedeeyey Wasaarada Warfaafinta Maamulka Somaliland Waxaana ay ku eedeeyeen Musuq maasuq Xadhkaha Goostay Sida uu Xajiiyey Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni) oo ka ...
DHAGEYSO:-Faah Faahinn Dab khasaare Nafeed iyo mid Maalba gaystay oo Garowe ka kacay
Dabkan ka kacay Kaalinta shidaalka Magaalada Garowe ayaa waxa uu sababay dhimashada 2 qof Balse waxaa Loo badinayaa inay intaas ka badan tahay , Waxaana jira dhawaac soo gaaray tiro ...
DHAGEYSO:- Dowladda Soomaaliya oo diyaarinaysa Qorshaha bixitaanka Ciidamada AMISOM
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso qorshaha ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan Gudaha Soomaaliya,islamarkaana guud ahaan Ammaanka Soomaaliya lagu wareejin lahaa ciidamada dowladda Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Axmed ...
DHAGEYSO:-Shariif Xasan”Qorshaha Dhismaha Garoonka Diyaardaha Baraawe 2014,Kii Ayaan Bilaawnay”
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo weli ku sugan Degmada Baraawe ee G/Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay qorshaha lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Magaaladaas. Shariif Xasan Sheekh Axmed ayaa sheegay in Maamulka ...
DHAGEYSO:-Maamulka Deegaanka Ceel-Cali Oo Ku Dhawaaqay Howlgal Ay Shabaab Uga Saarayaan Deegaankaas
Gudoomiyaha deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan Abiikar Yarow Cumar ayaa sheegay in ay wadaan Maamulka deegaanka Ceel-Cali iyo Saraakiisha Ciidamada dowladda,iyaga oo garab ka helaya Ciidamada AMISOM howlgallo ay dib ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Raila Odinga Oo Loo Dhaariyay Inuu Yahay Madaxweynaha Kenya
Kummaan taageerayaasha hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga, ayaa maanta isugu yimid magaalada Nayroobi, halkaas oo ay ku caleemo saareen Raila in uu noqdo madaxweynaha dalkaasi. Doorashadii ka dhacday Kenya sanadkii ...

« Previous PageNext Page »