Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

January 2018 Archive

AKHRISO:-Wasiir Dowlihii Dekedaha Puntland Oo bosaaso lagu Dhaawacay
Wasiirdowlihii wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka bada ee Puntland Siciid C/raxmaan ayaa maanta Bosaso lagu dhaawacay xili uu ka soo baxay Dekeda Bosaaso. Wasiir Dowlaha ayaa u dhaawacmay Rasaas ay si kama ...
DAAWO SAWIRADA:-Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulamay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Mr. Hugh Riddell. ...
DHAGEYSO:-Wasaaradda Caafimaadka puntland oo shaacisay Tirada dadkii ku dhintay dab ka kacay garoowe
Dawladda Puntland ayaa shaacisay tirrada rasmiga ah ee ku dhimatay dabkii shalay ka kacay kaalin shidaal oo kutaal Magaaladda Garoowe. Waxaa la xaqiijiyay inay dhinteen 5 ruux ,halka dhaawacuna uu yahay ...
DAAWO SAWIRADA:-Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka iyo maamulka hirshabeelle oo kulmay
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Jowhar oo ay kamid yihiin Xubnaha labada Guddi ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ay shaqo wadaaga yihiin ayaa kulan wadatashi ...
DHAGEYSO:-Xiisad siyaasadeed oo ka taagan kismaayo ka dib xadhigii loo gaystay xildhaan xasaanadii laga qaaday
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Nabad sugidda Jubbaland ay Xireen Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) oo Xasaanadda ay ka qaadeen ...
DHAGEYSO:-Maamulka magaalada baladweyne oo war ka soo saaray dagaalo & dilal qorshaysan oo dhacay
Waraar aan ka helanyno Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran ayaa  sheegaya in halkaasi uu ka socdo howlgal kadb markii xalay uu ka dhacay weerar iyo dil. Howlgaladaan ayaa maamulka degmada ...
DAAWO SAWIRADA:-Guddoomiye Yarisow oo Safiirka Turkiga kala hadlay taageerada iyo horumarinta gobolka Banaadir
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya H.E. Olgan Baker oo ay ka wada hadleen ...
TOPNEWS:- Afar xisbi siyaasadeed oo go’aano deg-deg ah ka soo saaray dilka ilaaladii Siyaasiga C/Raxmaan C/Shakuur
War-Saxaafadeed ay siwadjir ah u soo saareen Afarta Xisbi Siyaasadeed ee kala ah Daljir, Kulan, Wadajir iyo Madasha Horusocod kulan ay yeesheen ayaa waxa ay kaga hadleen 6,dii Askari ee lagu ...
DHAGEYSO:-Dadkii ku dhawacmay dab ka kacay garoowe oo muqdisho loo qaaday
Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Garowe  Xasan Goodir ayaa sheegay in dabkii ka kacay caasimada Soomaaliya uu gaystay Dhimashada 4 Qof sidoo kalana uu dhawac u gaystay dad kale oo shacab ...
Maxaad kala Socotaa Ujeedka ay utageen Gaalkacyo Wasiiro ka tirsan Puntland ?
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo udiray xubno katirsan Golihiisa Wasiirada. Wasiiradan Maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa kamid ah. 1-Wasiirka kaluumaysiga iyo Khayraadka ...

Next Page »