Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

December 2017 Archive

DAAWO SAWIRADA:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Gurigiisa ku booqday Sanater Cabdi Qeybdiid
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa booqday Guriga Sanoter cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ahna Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya kaas oo maalin ka hor la weeraray.   Kheyre ...
DHAGEYSO:- Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay falkii lagu weeraray guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa u sheegay warbaahinta in hadda dowladda ay gacanta ku heyso 41 Askari oo ka dambeeyay Weerarkii Xildhibaan Cabdi Qeybdiid. Waxaa uu ...
MUUQAAL:-Senator Axmed Xaasho”Halaga joojiyo Howlaha Imaaraadka ka wado Soomaaliya”
Senator Axmed Xaasho oo maanta si kooban Xildhibaanada Aqalka sare ula hadlay ayaa sheegay in wax la aqbali karo aysan ahayn in weerar maalin cad lagu qaado Xildhibaan ka tirsan ...
MUUQAAL:-Wasaarada xanaanada xoolaha “Qofkii lagu arkaa ka ganacsiga diinka waxaa lala tiigsanaya maxkamad”
    https://www.youtube.com/watch?v=kt7-P7mit_Y
MUUQAAL:-Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Dabaal Dega Sanadka Cusub Ee 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=6Vfm-F18-a0
DHAGEYSO:-Golaha Aqalka Sare Oo u ogolaaday Madaxweynaha in uu Saxiixo Miisaandiyada Dowlada 2018
Golaha Aqalka Sare oo maanta yeeshay kalfadhigii labaad kullankiisii 22-aad ayaa waxa ay uga doodeen labo qodo oo kala ahaa 1-Ansixinta Miisaaniyada Dowladda ee 2018 taas oo ay soo meel mariyeen ...
DHAGEYSO:- Sheekh caan ah oo digniin culus u diray dowlada somalia
Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah oo Culimada sida wayn looga yaqaan soo maaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada siyaasaded ee dalka iyo dhacdooyinkii siyaasadeed ee muqdisho ...
Fanaanad Siciido Shiino iyo Heesteeda Sanadka Cusub 2018 ‘CUYUUBAN’
Heesta ‘Cuyuuban’ ayaa ku qotonta Afsoomaali Culus oo murtideeda fasiraadeeda loo daayay dadwaynaha Soomaaliyeed looguna talo galay sanadka 2018, Waxaa heestan Curiyay laxankana Saaray  Haykal Yare. Waxaana ku luuqeenaya Fanaanada ...
TOP DHAGAYSO:-Siyaasi Faarax Macallin oo Ka Hadlay Arrimo Badan oo ay ka Mid yihin faraglinta dalalka Khaliijka+Weerarkii Cabdiqaybdiid
Waraysigan oo aad u xiisa badan oo xambaarsanna arimo badan oo xasaasi ayuu Mudane Farax Macalin kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee hadda ka taagan dalka Kiinya,saamaynta uu dadka Soomalida (Kiiniya) ...
Dhageyso+Sawirro:-Golaha Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Guriga Cabdi Qeybdiid
kalfadhigii labaad kullankiisii 22-aad ee Golaha Aqalka Sare waxaana looga hadlayaa labo qodob oo ah Miisaaniyada Dowladda ee 2018 taas oo ay soo meel mariyeen Golaha Shacabka iyo Weerar lagu ...

Next Page »