Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

November 2017 Archive

DHAGEYSO+SAWIRO:-Puntland oo Askar ku wareejisay Dowladda Soomaaliya
Waxaa maanta Xerada 54 aad Ee Garowe lagu qabtay Xaflad lagu wareejinayay ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland oo ku biiraya Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed. Ciidankan oo tiro ahaan gaaraya 2,400 ...
DHAGEYSO:-Wasiirka Maaliyadda soomaaliya oo shaaciyay in qaar ka mid ah maamul Goboledyada aysan dhaqaale siinin
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Bayle, ayaa wuxuu ka hadlay dowlad Goboledyada qaybta ka ah dowladda dhexe ee aysan siinin lacagaha. C/raxmaan Ducaalle Bayle, ayaa wuxuu sheegay Maamul Goboledyada leh ...
DHAGEYSO:-Dowladda Puntland oo ka hadashay xirnaanshaha dekadda magaalada Boosaaso
Dowladda Puntland ayaa Maanta ka hadashay xirnaanshaha dekadda magaalada Boosaaso iyo muranka u dhexeeya ganacsatada qaar iyo dowladda,kaasoo ku aaddan sharuudo ay soo rogtey shirkadda la wareegtay maamulka dekadda ee ...
DHAGEYSO:-Faahfaahin Puntland Oo War Ka Soo Saartay Qarax Boosaaso Ka Dhacay
Bam gacmeed ayaa lagu tuuray Ciidamo ka tirsan Puntland oo marayay Waddo mashquul badan oo ku taala wadad Netko ee Magaalada Bosaso. Hoos ka dhageyso duqa Boosaaso oo faah faahin ka ...
AKHRISO:-Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland ayaa looga hadlay, Amaanka, Firxadka Al-shabaab iyo Warbixinno
DAAWO SAWIRADA:-Golaha Wasiirada Jubbaland oo Ansixiyay Miisaaniyada Sanadka 2018 kana hadlay sababta loo baajiyay Ciyaarahii Dowlad Goboleedyada ee lagu qaban lahaa Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn Wasiirka Amniga mudane Cabdirashiid Janan ...
DHAGEYSO:- Tartankii Kubada Cagta Maamul Gobaleedyada Oo Kismaayo Laga Weeciyay
Tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada ee horey loo qorsheeyay in sanadkan ay ka dhacaan magaalada Kismaayo ee Jubbaland ayaa la go’aamiyay in loo soo wareejiyo magaalada Muqdisho. Xalay waxaa Muqdisho ka dhacay ...
DHAGEYSO:-Dowladda soomaaliya oo mar kale ku celisay amar horey uga soo baxay oo fashilmay
Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow ayaa markale ku celiyay amar hore ay dowladu u soo saartay oo ahaa in aan afar qori ka badan aysan mas’uuliyiinta ku dhex wadan ...
AKHRISO:-Nabadoonada iyo Cuqaasha Gobolka Bari oo Soo Saaray Bayaan ka Dhan Ah Heshiiskii Shirkada DP World iyo Puntland
Nabadoonada iyo Cuqaasha Gobolka Bari ayaa soo Saaray Bayaaan ka dhan ah heshiiskii dowlada Puntland ay la gashay shirkada P&O PORT (Portworld),kaas oo Maamulka Dekeda Magaalada Bosaaso Loogu Wareejiyey,isla markaasina ...
WAR DEG DEG AH:- Qarax Culus Oo Ka Dhacay Gudaha Boosaaso
Magaalada boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowadda Puntland Waxaa Ka Dhacay  Qarax xooggan kaasi lala beegsaday Goob ay marayeen Ciidamo. Ciidamo iyo dad rayid ah ayaa ku dhaawacmey qarax ka dhacay gudaha ...

Next Page »