Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

October 2017 Archive

DEG-DEG:-Faahfaahin Ku Saabsan Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Boosaaso
Wararka aan ka helayno magaalada Bosaaso ayaa sheegaya in goordhawayd magaalada laga maqlay qaraxa loo malaynayo in uu yahay bam gacanta laga tuuray, walow ay warar is khilaafsan ay ka ...
DHEGAYSO+SAWIRRO:-Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo laga hirgaliyey Nalalka Cadceedda ku shaqeeya
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa  laga-hirgaliyey Nalalka Solar-ka ee ku shaqeeya Cadceedda ee habeenkii laga faa’iideysto iftiinka uu bixinayo, taasoo wax weyna ka tartey bilicda Magaalada, Horomarka ganacsiga ...
MUUQAAL:-Culimadda Gobalka Awdal Oo Baaq Culus Ka Soo Saarey Doorashada Madaxtooyadda
    https://www.youtube.com/watch?v=rqJBwwvII1k
Afar Alshabaab Ah Oo Ku Nafwaayay Qarax Miino Ah Ay Iyaga Qudhooda Aaseen
Afar ka mid ah mintidiinta Ururka Al Shabaab, ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ay ku aasayeen wadada xiriirisa Degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose. Raggan ...
DHAGEYSO:-Somaliland iyo Puntland Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Dagaal Culus ka Dhex Qarxo
Maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa inuu sanaadiiqda codaynta geeyey deegaamo katirsan gobolka Sanaag, waxaana gelbinaya ciidamo katirsan kuwa millatariga ee maamulka Soomaaliland, waxaana laga cabsi qabaa inuu ka qarxo ...
DHAGEYSO:-Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo Madaafiic isku weydaarsaday Magalada Gaalkacyo
Gudaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa laga maqlayay dhawaqa Hoobiyayaal ay isku ridayeen ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntlnd iyo Galmudug. Wariyaasha ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in Gudaha ...
DAAWO SAWIRADA:-Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Guddiyada Amniga Iyo Difaaca Ee Golaha shacabka Somalia?
Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kulankan looga hadlay xaaladaha amni ee dalka iyo mooshinkii ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasaaradda Warfaafinta Ee Dawladda Fedaraalka Ah Oo Shir Wadatashi Ah Uga Furmay Magaalada Muqdisho
Shirkani wadatashiga ah oo u dhexeeya Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.  Shirkani wuxuu socon doona muddo labo maalmood ah, iyadoo ay ka ...
DEG-DEG:-Toogasho goor dhaw ka dhacday magaalada Muqdisho iyo ciddii ka dambeeysay oo la qabtay
Kooxo Biskoolado ku hubeesan ayaa maanta Isgooska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu ahaa shacab kana mid ahaa dadka deegaanka. Goobjooge ku sugan Isgooska ...
Madaxweyne Farmaajo Oo U Hambaleeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta Oo Mar Kale Ku Guulaystay Doorashada
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta guusha uu ka gaaray doorashadii ku celiska aheyd ee todobaadkii hore ka ...

Next Page »