Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

September 2017 Archive

DHAGEYSO:-Guddoonkii Waxbarashada ee Gobolka Mudug oo la kala diray
Masuuliyiintii waxbarashada gobolka Mudug iyo degmada Gaalkacyo ayaa xilalkii laga qaaday sidoo kale Labo dugsi sare oo ka shaqayn jiray gobolka mudug buuxina waayey shuruudaha dugsiga sare ayaa aqoonsigii wasaarada ...
Ciidamo tiro badan oo la keenay magaalada Boosaaso, wax badan ka ogow sababta
Magaalada bosaaso waxaa la keenay ciidamo tiro badan oo laga kala keenay gobolada kala duwan ee puntland xili lagu wado in dekada bosaaso si rasmi ah loogu wareejiyo shirkada DP ...
MUUQAAL:-Fannaanada Maryan Mursal Ciise oo Booqatay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya
  https://www.youtube.com/watch?v=VMXrN8TqbyU
MUUQAAL:-Wax qabadka xukumada Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo laga diyaariyay barnaamij qurux badan
  https://www.youtube.com/watch?v=1c5YEwbEZk8
MUUQAAL:-Madaxweyne Ku xigeenka jubbaland oo sheegay in ay diyaariyeen gudigii ka shaqayn laha shirka maamul goboleedyda dalka
    https://www.youtube.com/watch?v=08PsmRjuU94
DHAGEYSO:-Qaban qaabada Daah furka Mashruuca Balaarinta Dekada Boosaaso oo laga dareemayo Magaalada Boosaaso
Magaalada Boosaaso waxaa laga Dareemayaa Qaban qaabada Daahfur Mashruuca lagu baalaarinayo Dekada Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Dowlada Puntland. Hormarinta Dekada Magaalada Boosaaso ayaa waxa ay qayb katahay Hormarinta Kaabayaasha dhaqaalaha ...
DHAGEYSO:-Baarlamaanka Galmudug oo ku dhawaaqay Gudiga Doorashada Madaxweyne ee Galmudug.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in uu Baarlamaanka Galmudug ku dhawaaqay gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug. [playlist ids="189411"]
MUUQAAL:-Sheekh Aadan Siiro ” Xukuumada Qodaneysa Qabriyada Awoowyaasheen Waar Hooy Sacabka Ha U Tumina 48 Cisho Ayaa U Hadhaye
  https://www.youtube.com/watch?v=QDuTqDdPBj4
DHAGEYSO:-Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Musharaxiinta Doorashada Madaxtooyada U Tartami Doonta
Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen isla markaana ay Shahaadooyinkii lagu aqoonsadey ay siiyeen lixda musharax ee u tartami doona doorashada madaxtooyada Somaliland ee dhawaan dalka ka dhici ...
DHAGEYSO:-Xoolo dhaqatada Galmudug oo Nabad ku Baaqay
Xoolo dhqatada ka soo jeeda Deegaanada Galmudug ee u soo Hayaamay  Puntland ayaa waxa ay ka hadleen sida loogu soo dhaweeyay Deegaanadii ay u  soo  naqraaceen ee Puntland . Odayaasha Xoola ...

Next Page »