Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

August 2017 Archive

TOP-DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Khilaafka Gobolada dhexe iyo Colaadaha Galmudug”
Madaxweynaha Maamul Gobleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo la hadlay Warbaahinta ayaa Hambalyo u Diray Umada Soomaaliyeed ku aadan Munaasabada Ciida, Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in Munaasabada Ciida Owgeed loo ...
TOP-DHAGEYSO:-Maamulka K/galbeed oo Qiray inay Ciidamada AMISOM sii kordhiyeen Dilka shacabka”
Maamulka Gobolka Sh hoose ayaa sheegay inay sii kordhayaan Dilalka qorshesan ee ay shacabka kula kacayaan Ciidamada AMISOM, Gudoomiyaha Maamulka Degaanka Shalaambood ee Gobolkaasi Nuur Cismaan Raage ayaa shaaciyay inay Dileen ...
TOP-DHAGEYSO:-Cawaaqibka ka Dhashay Dhoofinta Sarkaalka ONLF ee Dowladda Farmaajo ku Raali Gelisay Itoobiya”
Muranka ka dhashay Dhoofinta Sarkaalka ONLF ee loo Gacan Geliyay Dowlada Itoobiya ayaa saameeyay Qeybaha kala duwan ee Hey'adaha Dowladda Soomaaliya, Ugaas Maxamed Weli Sheekh Cumar oo ka mid ah wax ...
DEG-DEG:-Ciidamada AMISOM Oo Si Ulakac Ah U Dilay Ganacsade Caan Ka Ahaa G/Sh hoose
wararka ka imaanaya Gobo0lka Sh hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ee ku sugan Degaanka Shalaambood ay Dileen Ganacsade Caan ka ahaa Gobolkaasi, Ganacsadaha la Dilay oo lagu magacaabo Cumar dhoorre ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Madaxwyenaha Dawladda Puntland oo Hambalyo Ku Aaddan Ciiddul-Adxaha U Diray Ummadda Soomaliyeed, Gaar ahaan Shacabka Puntland
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku gudajira gudashada acmaasha akhyriga ah ee Xajka  ayaa Hambalyo u diray ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland iyo sidoo kale ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha puntland oo hambalyo u diray shacabka soomaaliyeed
Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kamid ah in kabadan labo million oo Xujay ah oo sanadkaan gudanyey waajibaadka Xajka ayaa hambalyo iyo duco u diray shacabka iyo ...
DHAGEYSO:-Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo Kulan La yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka
kulanka ayaa Waxaa uu ahaa Mid is Xog Waraysi ah oo Su aalo La Xariira Waxyabaha U qabsoomay Wasaaradda iyo Taliska Xooga Dalka Mudadii ay Shaqeeynayeen iyo Hadii ay Jiraan ...
MUUQAAL:-Wasiirka Arrimaha Dastuurka oo bixiyay Waraysi Xiiso Badan
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho siiyay wareysi dhinacyo badan taabanayay oo ku saabsanaa waxqabadka Wasaaradda ee afartii bil ...
SAWIRRO:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Toddobaadkan Looga Hadlay Amniga, Sicir Bararka Iyo Xal u Helidda Lacagta Shillin Soomaaliga ah
Madaxweyne Ku-xgeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey, ayaa maanta shir-guddoomiyay shirka golaha xukuumadda Dawladda Puntland, waxaana looga hadlay arrimaha kala ah, xoojinta Amniga dalka, ...
MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay dhacdooyinka u dambeeyay ee lagu xasuuqey dad shacab ah
Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta ah uga baxa Telefishinka Caalamiga ah ee Horn Cable, kaasoo uu soo tabiyo Wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa lagu falanqeeyay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ...

Next Page »