Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

July 2017 Archive

DHAGEYSO:-Shaqsiyaadka Dowladda ku jira ee iska horkeenaya Madaxda iyo Shacabka oo la ogaaday
DHAGEYSO:-Shaqsiyaadka Dowlada ku jira ee Iska Horkeenaya Madaxda iyo Shacabka oo la Ogaaday” HALKAAN KA EEG
DHAGEYSO:-Maxaa ka soo baxay Shir deg-deg ah oo dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya & Laamaha Amaanka Dalka?
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Soomaaliya maanta waxaa ka dhacay shirka Golaha Amniga Qaranka dalka, kaasi oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya.   Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed C/laahi ...
Ra’iisul-wasaare Khayre “Ciidanka AMISOM waxay u Joogaan si ay Shacabka Soomaaliyeed uga Difaacaan Kooxaha Argagaxisada ah”
Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeeyey askartii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay deegaanka Golweyn. Ciidankaas oo isugu jira kuwa AMISOM iyo ciidanka XDS oo difaacaya shacabka ...
AKHRISO:-Dowladda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Dilka Hoggaamiye Sare Oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday howlgal qorsheysan oo ciidanka Soomaalida ay la qaadeen ciidamada aan saaxiibada nahay agagaarka Tooro-Toorow oo la rumeysanyahay in lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaasha ...
DEG-DEG-Masuul ka tirsan Maamulka Koonfur-Galbeed Oo Qarax Lagula Beegsaday Magaalada Muqdisho
Qarax Miino oo ahaa mid lagu Xiray Gaari uu leeyahay Xildhibaan ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed ayaa Galabta ka dhacay Degmada Waabari Ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Waaxda Horseed. Qaraxa waxaa ...
SAWIRRO:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kormeeray Garoonka Diyaaraha Garoowe oo Dhismihiisu heer Gebogebo ah Marayo
Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31 July 2017 soo kormeeray gigida diyaaradaha Garoowe oo dhismihiisu gebogebo marayo. Kormeerkan ayaa waxaa Madaxweynaha  ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Duulista ...
MUUQAAL:-Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo war cusub ka soo saarey diwaangalintii ka socotey gobalada Maroodi-Jeex & Togdheer
Gudiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay si rasmi ah u soo gabo gabeeyeeen qeybintii kaadhadhka cod bixiyayaasha ee ka socdey gobalada Togdheer iyo Maroodi-Jeex   https://www.youtube.com/watch?v=uNftP8TevPE
AKHRISO:-Wasiir Xoosh oo dab kusii shidey Xiisadda Baarlamaanka, sheegayna in siyaasadda Soomaaliya Noqotay Mid Qaawan
Wasiirka Dastuurka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil oo Baarlamaanka Federaalka ku dhegan yahay ayaa xaaladda siyaasadda Soomaaliya ku sifeeyay mid qaawan. Wasiir Xoosh ayaa sheegay in la joogo waqtii la oran lahaa ...
SAWIRRO:-Dhismayaal Loo Bineeyay Ciidanka Madaxtooyada Somaliland Oo Xadhiga Laga Jaray
Wasiir ku-xigeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Cali Maxamed Axmed (Cali Dhagoole) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaal kala duwan oo laga hirgeliyey qasriga madaxtooyada kuwaasi oo u gaara ciidamada ilaalada madaxtooyada. ...
Mareykanka oo Sheegay inay Dileen Xubin Ka Tirsana Kooxda Shabaab
Warsaxaafadeed uu soo saaray taliska ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika ee Africa Command ayaa lagu sheegay in 29-kii bishan July ay Mareykanka Soomaaliya ka fuliyeen howl-gal lagu dilay xubin ka ...

Next Page »