Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

June 2017 Archive

MUUQAAL:-Somaalida ku nool jarmalka oo mudahaarad sameeyay & arimaha ay ka cabanayaan
Soomaalida ku nool dalka Jarmalka ayaa waxaa ay sameyeen muddaharaad ay kaga cabanayaan sidii loo aqoonsan lahaa warqadaha soomaalida isla markaana loo ogaladaan lahaa in dadka Soomalidu ay kamid yahiin qaxoontiga ...
MUUQAAL:-Turkiga Oo Dalka Qatar U Diray Diyaarado Cunto Sida
Dalka Turkiga ayaa waxaa uu diyaarado cunto sida u diray dalka Qatar oo dhawaan xidhiidhkii u jareeran dalalka Carabta.   Sidoo kale dhamaan dalalkaasi ayaa cuno qabaten dhinaca dhulka iyo cirka ahba ku ...
MUUQAAL:-Hordhaca Wareysi Xiiso Badan oo laga qaaday Madaxweyne Cali Khaliif
  https://www.youtube.com/watch?v=a4KgeSNCKKY
Madaxweynaha khaatumo” Reer Buuhoodle shir aana ogayn ma qaban karaan”
madaxweynaha maamulka khaatumo ayaa hargaysa ka sheegay in shacabka iyo odoyaasha ku sugan buuhoodle ayna qaban karin shir uuna la socon maamulka khaatumo. buhoodle ayaa hada waxaa ka socda kacdoonkii ugu ...
MUUQAAL:-Madaxweyne Farmaajo oo sameeyay arin cajiib ah
Madaxweynaha somalia maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa ka qayb galay olole nadaafadeed oo laga waday magaalada muqdisho  [playlist type="video" ids="178709"]
MUUQAAL:-Ciidamada ku sugan buuhoodle & odoyaasha cayn oo shir ka dhan ah madaxweyne cali khaliid yeeshay
Waxaa Magaalada Buuhoodle Shirar Dag Dag ah Ku yeeshay Odayaasha Beelaha Gobolka Cayn iyo Saraakiisha Gobolka Cayn shir kaasi oo looga Hadlaayo colaad ay shegeen inay ku soo wajahan tahay ...
Akhriso:-Somaliland Oo u jawaabay puntland”somaliland & argagaxiso xiriir kama dhaxeeyo”
Maamulka Somaliland ayaa iska difaacay eedayn uga timid Puntland taasoo ku aadan iney xiriir la leeyihiin Ururkada Al-Shabaab. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdullaahi Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa sheegay in eedaynta Puntland tahay ...
MUUQAAL:-Wasiirk ka tirsan xukumada somalia oo gaf wayn u geystay dhibane mahad abiib
  https://www.youtube.com/watch?v=1JBrKOQF3XE
DHAGEYSO:-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukun dil ah ku fulisay todobo nin
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay todobo nin oo lagu soo qabtay waxyaabaha qarxa iyo dilal kadhacay magaalada Bosaaso. Todoboda qof ayaa shan ka ...
DHAGEYSO:Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Oo Ciidamo Difaaca U Diray Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur
Ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ciidamo u diray Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ka dib markii Shabaab ay uso direen ciidamo dila. Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo ciidamo ...

Next Page »