Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

May 2017 Archive

MUUQAAL+SAWIRRO:-Masuulayiin Sar-sare oo ka tirsan Dawladda Fedaraalka ah oo Xarigga ka Jaray Jaamacadda Galgaduud (Galgudud University)
Wasiiru-dowlada Wasaarada Waxbarashada Tacliinta iyo hiddaha sare Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdule ayaa Xariga ka jaray Xarunta Jaamacada Galgaduud University ee Magaalada Caabudwaaq. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan Caabudwaaq kasoodiray https://youtu.be/wnp3VZjaG28   [gallery size="medium" ids="174403,174404,174405,174406,174407,174408,174409,174410,174411,174412,174413,174414,174415,174416,174417,174418,174419,174420,174421,174422,174423,174424,174425,174426,174427,174428"]            
DHAGEYSO:-Fannaaniinta Xidigaha Geeska Oo Loo Haysto Lacag Dhan 45,000 Dollar
Hay'ad laga leeyahay dalka Ingiriiska isla markaana lagu magacaabo Somali Media Entertainment ayaa waxaa ay sheegtay in lacag dhan 45,000 Dollar ay ku leedahay fanaaniinta kooxda xidigaha geeska . HOOS KA DHEGAYSO [playlist ...
DHAGEYSO:-Sarkaal Ka tirsana Shabaab ah oo Isku Dhiibay Dowladda
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada dawladda ee gobolka Hiiraan. Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa bartiisa twitter-ka ku sheegay in sarkaalka ...
SAWIRRO:-Kenya oo xarigga ka jartay Tareen Casri ah oo isku xiraya Mombasa iyo Nairobi
Dowladda Kenya ayaa xariga ka jartay tareen casri ah oo isku xiraya magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi, kaasoo dhismihiisu socday muddo saddex sano iyo bar. Qadkan Tareen ayaa waxaa dhistay dowladda Shiinaha, ...
SAWIRRO:-Ra’iisul-wasaare Kheyre oo kulan la qaatey qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna ...
MUUQAAL:-Faa’iso Cabdirshiid oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Ciidamada Naafada ah ee Xoogga Dalka
Faa’iso Cabdirshiid oo ahayd Gabar Sargaalad ah oo horey ugu naafowday ayadoo gudanayso hawl qaran ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay Ciidamadii Xoogga dalka ee ku naafoobey dagaaladii lala galey Itoobiya ...
Shiinaha oo ka Digay Gantaalka Isu dhiga gantaalaha ee Maraykanku tijaabiyeen
Dalka shiinuhu waxa uu si weyn uga digay arinta ku saabsan gantaalaha isu dhiga gantaalaha kale, waxana ay arintani ku soo beegantay iyadoo Millateriga maraykanku ay Tijaabiyeen Gantaal kuwa difaaca ...
SAWIRRO:-Ra’iisul-wasaare Ku Xigeenka Dalka oo la kulmay Guddiga Arrimaha Badda
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga ...
DHAGEYSO:- Cabdi Xakiin Xusseen Yuusuf”Puntland Waa Lagu Soo Duulay”
Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari Cabdi Xakiin Xusseen Yuusuf, ayaa sheegay in qaraxyada la qabtay ay yihiin kuwo la doonayay in illaa saddex lagu diyaariyo si qaraxyo loogu geysto. Cabdi Xakiin ...
SAWIRRO:-Ra’iisul-wasaare Khayre oo kormeer ku tagey Xarunta iyo Akademiyada Booliiska
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagey Xarunta Booliiska iyo Akademiyada Jeneral Kaahiye ee Muqdisho si uu ugu kuurgalo xaalada Booliiska ay ku howlgalaan ...

Next Page »