Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

April 2017 Archive

TOP-DHAGEYSO:-Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale (Xaaf) oo Balanqaadyo Muhiim ah ku Dhawaaqay
Xili ay dhawaan Magaalada Cadaado ka bilaaban doonto Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa sii kordhaya Taageerada ay Bulshada Galmudug u hayaan Musharaxa Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaale ...
DHAGEYSO:-Taliska Booliska Magaalada Qardho oo digniin cusub soo saaray
Taliyaha Saldhiga Degmada Qardho Abshir Maxamad Cabaas ayaa shir jaraa’id ku qabtay degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Taliyaha ayaa waalidiinta Qardho fariin udiray ku aadan Caruurta udabaal doonta Ceelasha xili ...
MUUQAAL:-Maxamed Yuusuf Jaamac Tigay & Xubno kamid ah Ururka Gargaar oo tagay Degmada Widhwidh oo xaalad xun ka jirto xiligan
Samafalaha Sida Weyn Shaashadaha Uga Soomuuqda Ee Maxamed Yuusuf Jamac Tigay Iyo Wefti  Uu Hormuud Uyahay Oo Ay Kamid Ahaayeen Dhalainyaro Kasocatay Magaalada Hargaysa Oo Walalahood Usoo Gurmaday ayaa tagey ...
MUUQAAL:-Madaxweyne Siilanyo oo sheegay inuu caan ku yahay maamul wanaag
  https://www.youtube.com/watch?v=-4ce4hjNS80
MUUQAAL:-Roob Ka da’ay deegaano ka tirsan jubbaland
  https://www.youtube.com/watch?v=5VP7CTjLDGo
MUUQAAL:-Madaxweynaha Puntland Oo Noqday Gaandiga Puntland & Taariikhda Oo Caawisay
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali, ayaa ah dhaqaalayahan cilimiga dhaqaalaha meel wannaagsan ka gaaray, kaasi oo wakhti bare ka ahaa Jaamacado ku yaala dalka Maraykanka.   Waa Aftahan hadalo soo jiidasho leh ...
MUUQAAL:-Roobab ka curtay Beledxaawo oo saameeyay barakacayaal
  https://www.youtube.com/watch?v=6jlipT-f4cw
MUUQAAL:-Roobab Ka Da’ay Magaalada Burco
  https://www.youtube.com/watch?v=sZdbV-WVQ0A
SAWIRO:-Ra’iisul Wasaaraha somalia oo kula dar-daarmay Ciidamada NISA Dar-dar galinta sugidda amniga iyo xasilinta Caasimadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane C/laahi ...
DHAGEYSO:-Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo digniin u jeedisay Ciidamada dhaca geysta
Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolka Hiiraan ayaa u digay Askarta ka tirsan Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maleeshiyaadka ee dhaca u geysta dadka Rayidka ah. C/qaadir Maxamed xeer ilaaliyaha ...

Next Page »