Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

March 2017 Archive

MUUQAAL:-Feysal Cali Waraaabe oo gaarey magaalada Hargeysa, si kulul oo jeesjees ah ugu jawaabay Ra’isulwasaare Kheyre
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe oo ku laabtey magaalada Hargeysa oo hadal dhinacya badan taabanaya jeediyay ayaa si kulul oo jees jees ah ugu jawaabay ...
SAWIRRO:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid Laga Hirgeliyey Gudaha Madaxtooyada Garoowe
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo jimce ah 31 March 2017 xadhiga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey gudaha Madaxtooyada Garoowe. Masaajidka laga hirgeliyey Madaxtooyada ...
DAAWO MUUQAAL:-Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Wasiirada Koonfur Galbeed oo Hees iyo qoob ka ciyaar la judbooday
Waxaa dhawaan magaalada Baydhaba lagu soo gaba-gabeeyay Barnaamij loogu magacdarey Todabaadka Isla-xisaabtanka Koonfur Galbeed, kaasoo maalmahaaan ka socday magaalada Baydhabo. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa geb-gabadii kulanka dad ...
DHAGEYSO:-Guddiga Abaaraha Galmudug oo lagu Eedeeyey inay Lunsadeen Gar-gaar loogu talagalay Abaaraha
Xildhibaan Caseyr oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay abaaraha maamulkaas, gaar ahaan degaanka Bacaad-weyn oo uu  sheegay in dhibaaatoyin dhinaca nolosha ay ka jirto, islamarkaana dad ...
DHAGEYSO:- Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee gobalka Gedo Eedayn Kuluul U Jeediyay Ciidamada Itoobiya
G/Dhexe  Aadan Cabdi Cali oo ka mida Saraakiisha Sar-sare ee ciidanka Dowladda kuna sugan gobalka Gedo  ayaa Eedayn  kulul u soo jeediyaya ciidamada Itobiya ee qeybta ka ah Howlgalka Miduwga ...
DHAGEYSO:-Galmudug oo sheegtay inay furayso wadooyinka xiran ee Galkacyo
Guddoomiyaha Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Xirsi Yuusuf Barre ayaa waxa uu ka hadlay xirnaanshaha wadooyinka qaar ee ku yaalla Magaaladaasi. Waxa uu sheegay wadooyinka waa weyn ee Gaalkacyo in ay ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha Jubbaland”Ree Somaliland Waa in ay xaqooda helaan”
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si Cajiib ah uga hadlay Arinta maamulka Somaliland, Wuxuuna Dawlada Soomaaliya usoo jeediyey inay u Fududayso waxyaabaha Horumarka ah. Hoos Ka Daawo https://www.youtube.com/watch?v=SXBxjhoq5vM
DHAGEYSO:-Ciidamada Galmudug Oo Howlgal Ka Sameeyay Hobyo
Ciidanka Maamulka Galmudug ayaa maanta waxa ay Howgal ka sameeyeen Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, waxaana Howlgalkan lagu xaqiijinayay amniga Degaanada Gobolka Mudug. Howlgalkan ayaa waxaa lagu soo qab qabtay dad ...
DHAGEYSO:-Ahlu-sunna oo ku baaqday in la wadaago Doorashada Madaxweynaha Galmudug
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ahlu-sunna ee Gobolada Dhexe C/laahi Xirsi Diirshe (Daacad) oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay muhiim in a tahay in la wadaago talada Doorashada Madaxweynaha Galmudug. Waxa uu ...
Dhagayso: AlShabaab oo gudaha ugalay Kenya & Gaari ay kasoo afduubteen oo Xiisad ka taagan tahay
Wararka naga soo gaaraya xaduuda udhaxeeysa Soomaaliya iyo Kenya dhanka magaaladda Ceel-Waaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in laga afduubtay gaadiid. Afduubkan oo la rumeysan yahay iney geystaan dagaalyahano katirsan kooxda AlShabaab ayaa ...

Next Page »