Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

February 2017 Archive

DHAGEYSO:-Gaas “Puntland uma baahna, buuq, khilaaf iyo nin dan leh inuu dadka kiciyo”
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa  xadhiga ka jaray dhismaha kaydka shidaalka diyaaradaha ee Shirkada ‘’DS’’, waxaana uu ...
DHAGEYSO:-Xildhibaanno, Aqoon-yahan & Shacab Ku Talinaya In La Dhiso Xukuumad Tiro Yar
Soomaaliya 16-kii sano ee la soo dhaafay waxaa soo maray 9 ra’isul wasaare, Cali Khalif, waxaa uu dhisay xukuumad ka kooban 29 wasaarad, Xasan Abshir 31 wasaarad, Maxamed Cabdi Yusuf ...
DHAGEYSO:-Nabadoon Xarago Oo Maxkamad La Horgaynayo
Puntland ayaa sheegtay in Maxkamad lasoo taagi doono Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Bari ee C/qaadir  Xarago oo todobaadkaan gudihiisa xabsi ay dhigeen Ciidamada Amaanka kadib markii uu sheegay in xabsiga Boosaaso ...
MUUQAAL:-Saladiinta gobolka sool oo baaq nabadeed u diray beelo walalo ah oo coladii ku dhexmaratay magalada Laascanood
Cuqaasha iyo Saladiinta gobolka sool ayaa baaq nabadeed u diray beelo walalo ah oo coladii ku dhexmaratay magalada Laascanood iyo weliba koonfurta magalada laascanood sido kale waxay dhaliilo meelo badan ...
SAWIRO:-Nin Horay Dil Uga Geystay Xildhiban ka tirsana Barlamanka Somalia Oo Muqdisho Lagu soo bandhigay
Maamulka degmada Dharkinley ee Gobolka banaadir ayaa gudaha degmadaas kusoo bandhigay nin dhalinyaro ah oo ay sheegeen in uu ka dambeeyay dilka Ala ha u naxariistee Cabdiqaadir Qaasim Mursal oo ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha somalia oo taariikh cusub ka sameeyay muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Faramaajo), ayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin musiibo qaran oo u baahan in si degdeg ah looga jawaabo. Madaxweynaha ...
MUUQAAL:-Wasiirka Xukumada siilaanyo ugu dagaalka badan Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabey Dagaal La Sheegay In Uu Dhex Maray Wasiir Kale
Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Cali Mareexan ayaa waxaa uu maanta si cadho leh uga jawaabey warar ay dhawaan warbaahintu baahisay oo ku saabsana dagaal gacan ka hadal ah ...
DHAGEYSO:-Madaxwaynaha Puntland oo dar daaran culus u jeediyay shacabka puntland
Madaxwaynaha dawlada Puntland mudaen C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Boosaaso Xariga uga jaray Xarun lagu kaydinayo Shidaalka Diyaaradaha kaas oo laga furay garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso. Madaxwaynaha ayaa furitaankii ...
DHAGEYS+SAWIRO:-Madaxweynaha somalia Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Xaalad Musiibo Qaran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa furay shirka gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee u dhaxeeyey beesha caalamka iyo dowladda Federaalka Sooomaaliya. Madaxweynaha oo furay shirka gurmadka abaaraha, ayaa kudbaddiisa uga ...
AKHRISO:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Magacaabay la taliyahiisa Dhanka Arimaha Bulshada.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u magacaabay Marwo Caaisha Abokar Qaasim La taliya Madaxweynaha ee dhanka Arimaha Bulshada.

Next Page »