Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

January 2017 Archive

Akhriso:-Jadwalka Khudbad jeedinta Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray sida ay khudbadaha u kala jeedin doonaan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya.
DHAGEYSO:-Musharaxiin ka horyimid go’aan kasoo baxay Guddiga Doorashada
Musharaxiinta U taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay dood wadaag Maanta lagu waday in  magaalada Muqdisho lagu qabto oo ay joojiyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.   Musharaxiinta ayaa waxaa ay ...
SAWIRO:-Ururka Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sawirada Dagaalkii Ay Ku Qaadeen Ciidamada Kenya Ee Ku Sugan Magaalada Kulbiyo
Mid ka mid ah shabakadaha taageerta ururka Alshabaab ayaa soo bandhigtey sawiro ku saabsan dagaalkii dhowaan ka dhacay saldhig ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka Kulbiyow ee Jubbada Hoose. War Saxaafadeed la ...
Akhriso:-Guddiga Gurmadka abaaraha Puntland oo soo bandhigay liiska lacagaha soo gaaray Gudigooda
Guddiga Gurmadka abaaraha Puntland,waxay u mahad celinayaan cid walba oo ka qayb qaadatay gargaarka walaalahooda ku tabaaloobay abaaraha baaxadda leh ee ku habsday gayiga Soomaalidu degto. Dhanka kale,waxaan u sheegaynnaa Ummadda ...
SAWIRO:-Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland oo Xariga ka jaray Saldhig Casri ah oo laga hirgaliyay Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax ( Erag) ayaa Maanta Xariga ka jaray Saldhig Cusub oo si casri ah lo dhisay,kaaso dhawaan laga hirgaliyay Degmada Xarfo ee Gobalka Mudug ...
OGAYSIIS:-Xaflad lagu soo dhaweynayo Guddoomiyaha Gobalka Gedo Maxamed Muxumed Aadan oo ka dhici doonto magaalada Birmingham
Waxaa dhammaan Jaaliyaadda Soomaaliyeed ee reer Jubbaland la ogaysiinayaa ama lagu wargelinayaa in ay magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska ka dhici doonto xaflad ballaaran oo lagu soo dhawaynayo Guddoomiyaha Gobalka ...
DHAGEYSO:-Guddiga Doorashada Somaliya Oo Ku Dhawaaqay In Gabi Ahaanba La Joojiyay Doodii Musharaxiinta & Sababta?
Guddoomiyaha gudiga doorashada doorashada Dr C/raxmaan Ducaale Beyle oo gooreyd  ayaa faah faahin marka hore ka bixiyay wax sababay in ay baaqato dooddii maanta qorshuhu ahaa in la qabto.   ‘’Sida aan ...
SAWIRO:-Haweenka Gobolka Sanaag Oo Deeq Gaarsiiyay Shaqaalaha Dhisaya Wadada Ceel Daahir & Ceeri Gaabo
Ururka Haweenka Al-nasar ee xaruntiisu tahay magaalada Badhan ayaa maanta RATI iyo Sharaab ugu deeqay shaqaalaha Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo Duqa Degmada Badhan  C/risaaq Axmed Ciise iyo Guddoomisada Haweenka Dawliga ah ee gobolka ...
DHAGEYSO:-Magaaladda Oo Laga furmay shir looga hadlayo horumarinta Tacliinta Sare ee Puntland
Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galay xarumaha wax barashada dowlada Dowlada Puntland  waxaana looga hadlayay tayaynta aqoonta wax ay bixiyaan waxaana shirkaan soo qaban qaabiyay Jaamacadada PSU iyo Wasaarada wax ...
DHAGEYSO:- Mid Ka Mid Ah Beelaha Puntland Oo War Saxaafadeed Soo Saartay
Shir Saxafadeed Ka Soo Baxay Odayaasha iyo waxgardaka ugaarsaleeban ayaa lagu soo dhaweeyaay xildhibaan cusub oo garoowe maanta lagu doortay xildhibaankan cusub ayaa ka mid aha xildhibanadii dhawaan lagu doortay ...

Next Page »