Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

November 2016 Archive

MUUQAAL:-Maamulka Khaatumo oo Lacag ku Wareejiyey Gudiga Abaaraha ee Gobolada Khaatumo
Gudiga abaaraha ee maamulka Khaatumo u xilsaaray gurmadka abaaraha ayaa maanta la hawlgeliyey, waxaana maamulku maanta ku wareejiyeen lacag dhan 40 kun oo dollar taasoo ay kaga qayb qaadanayaan gurmadka ...
AKHRISO:-Boobkii ugu cuslaa ee Doorashada Soomaaliya oo maanta ka dhacay Galmudug
Beesha Saleebaan ee Habar-Gedir, waxay Golayaasha Barlamaanka Soomaliya ku leedahay 4 (Afar) kursi : 3+1.Sida sharcigu qorayo oo go'aanadii madasha ee waqtiyada kala duwan ay qeexayaan, waa in saddexdii kursiba ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Ciidamada Puntaland oo la sheegay inay Madaafiic U Rideen Dhanka Galmudug
Heshiis hor dhac  Oo Horay ay uwada Galeen galmudug iyo puntland Heshiiska ayaa markaasi ka dhacay  magaalada Gaalkacyo  kaasi oo Xal looga Gaarayo dagaalo culus oo gaalkacyo Ciidamada Maamulka Galmudug ...
Akhriso:-Faysal Cali Waraabe Oo Xil U Magacaabey Mid Ka Mid Ah Salaadiinta Somaliland
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaradka ah ee Faysal Cali Waraabe ahna Musharaxa Xisbiga ayaa manta wareegto ku magacabey Suldaan Abu Sufyaan inuu noqdo Lataliyaha Dhinaca Dhaqanka Iyo Shareecada Ee Musharaxa Madaxwayne Xisbiga Ucid. Hoos ...
MUUQAAL:-Waraysi Xiiso Badan Oo Laga Qaaday Marwada Madaxweynaha Soomaaliya”Dalka Hor Mar Ayaan Gaarsiinay
  https://www.youtube.com/watch?v=q3LotvSJUW4
DHAGEYSO:-Faah Faahin Shir Gaari Oo Ka Dhacay Duleedka Bosaaso
Wararka naga soogaaraya magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in uu kadhacay shil gaar oo sababbay Dhimasho iyo Dhaawacba gaar ahaan kaantaroolkii Hore ee Magaalada. Gaari nooca iskarogoda ah ...
Muuqaalo Horey Looga duubay Soomaaligii Weeraray Jaamacadda Ohio
Wiilkii Soomaaliga ahaa Cabdirisaaq Cali Cartan ee Habeenkii Isniinta Weerarka ka gaystay Jaamcada Gobolka Soomaalida ay ku badanyihiin ee Ohio, ayaa la sheegayaa inuu ahaa wiil waxbarashada aad ugu wanaagsan.   Cartan ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Munaasabad lagu soo dhawaynayay dhalashada Bisha Mowliid ee uu dhashey Nabigeena Muxamad NNKH Oo Magaalada Caabudwaaq Lagu Qabtay
Munaasabad lagu soo dhawaynayay dhalashada Bisha Mowliid ee uu dhashey Nabigeena Muxamad NNKH ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray [playlist ids="147042"] ...
MUUQAAL:- Duqa Laascaanood & Xildhibaano Isku Farasaaray Raashin Loogu Deeqay Dad Shacab Ah
Xildhibaanad Fihiima Yuusuf Cabdilaahi Ayaa askarta Goobta Ku Sugna  Gacan ka hadal u Adeegsadeen Iyadoo Dalbanaysa in Masaakiinta iyo Dadka abaaruhu Haleeleen loo Qaybiyo Raashin Xiliga Gacan Ka Hadalku Dhacay ...
Madaxweynaha Cusub Ee Dalka Maraykanka “Qaxootiga Soomaalidu ma ahayn in ay Maraykanka joogaan
Madaxweynaha la dortey ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa  waxa uu Twitterka ku soo direy fariin uu uga hadlaayo weerarkii ka dhacay Jaamacadda Ohio ee dalka Marayknaka, kaas oo uu ...

Next Page »