Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

October 2016 Archive

DHAGEYSO:Boqor Buurmadaw Oo Ka hadlay Kulan Adag Oo Beesha Habar Jeclo Layeelatay Madaxweyne Silaanyo
Halkan Hoose Ka Dhageyso Waraysiga Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlaya Arimo Xasaasi Ah [playlist ids="141241"]
DEG DEG:-Meydadka ilaa 5-ruux oo Al-Shabaab ay Gowrac ku Dileen oo laga Helay Bakool”
wararka ka imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Dagaaliyahanada Al-Shabaab oo gacanta ku yaha Deegaano ka mid ah Gobolka Bakool ay Gowrac ku dileen ilaa 5-ruux oo ka soo safray ...
XASAASI:-DHAAGEYSO:-Maamulka Jubaland oo ka hadlay Xaalada Rag ay Al-Shabaab ka Afduubteen Afmadoow”
XASAASI:-DHAAGEYSO:-Madaxda Maamulka Jubaland oo ka hadlay Xaalada Rag ay Al-Shabaab ka Afduubteen Afmadoow'' HALKAAN KA EEG
DHAGEYSO:-Xildhibaan Afaraalle oo ka hadlay Arimo Muhiim ah ku Saabsan Doorashooyinka
Xildhibaan maxamed Xuseen Isxaaq Afaraale oo ka mid ah Baarlamanka Fedaraalka Soomalia  ayaa kawar bixiyey Deeq raashiin oo la gaarsiyey Shacab ka Soo barakacay Deeganaka Goofgaduud ee gobalka Bakool waxana ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:Wararkii ugu danbeeyay ee Xaaladda degmada Qandala oo wali gacanta ugu jirta Ururka Daacish
Guddoomiyihii hore ee Degmada Qandala Siciid Maxamed Waaberi oo haatanna ah xisaabiye ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa  sheegay in guud ahaan shacabkii ku noolaa degmada Qandala inay ka qaxeen ...
DHAGEYSO:Dowladda Kenya oo Dib u Bilowday Dhismihii Darbiga Xadka
Dadka ku nool magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa  sheegay in mar kale ay dawladda Kenya bilowday dhaqdhaqaaqa ay dib ugu dhisayso darbi mara xuduudda labada waddan, kaasoo Kenya ...
TOPNEWS:-Kulamadii Madaxda Soomaalida iyo Imaaraadka Carabta Magaalada Dubai uga socday oo soo gaba-gaboobay
maalmihii la soo dhaafay Waxaa  dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ku sugnaayeen Madaxda maamul goboleedyada ka jira Soomaaliya ayaa waxaa jiray warar soo baxayay oo sheegayay in kulamo uu u socday ...
DHAGEYSO:-Warbixin ku saabsan Walaaca laga qabo dib u dhac ku yimaada Doorashooyinka Soomaaliya
Iyadoo ay beesha caalamka shalay kasoo saartay war saxafaadeed walaaca ay ka qabto dib u dhacyada doorashooyinka hey’adaha dowliga ah ee Soomaaliya ayaa waxaa soo badanaya cabsida ay bulshada Soomaalida ...
MUUQAAL:-Hadal Haynta Ugu Badan Ee Buuhoodle Oo Ah Xisbiga Kulmiye
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Buuhoodle Oo Agab Ciyaareed Gudoonsiiyay Xulka Buuhoodle Uga Qayb Galaya Ciyaaraha Fudud https://www.youtube.com/watch?v=ID5Eax_FHI0
DHAGEYSO:Guddiga Doorashooyinka Faderaalka Ee Dhanka Puntland oo u yeeray Ergooyinka dooranaya 12 Xildhibaan
Guddiga Doorashooyinka Dad-ban ee Soomaaliya, qeybtooda Puntland ayaa shir Jaraa’id oo ay  qabteen waxay uga hadleen xaaladda doorashada iyo Xulida Ergooyinka mid noqonaya dadka dooranaya Xildhibaanada Aqalka Hoose oo ay ...

Next Page »