Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

September 2016 Archive

Daawo afhayenka maamulka Jubaland: Ma taageerin duqeynti Gaalkacyo, waa nalagu been abuurtay
Maamulka Jubbaland, ayaa si adag u beeniyay in uu taageero u muujiyay duqayntii uu Mareykanka Arbacadii ka gaystay duleedka Magaalada Gaalkacyo, isla-markaana uu ku laayay askar ka tirsan Ciidamada Galmudug. C/naasir ...
SAWIRO:Dhaawacyadii Galmudug Oo La Geeyaay Isbitalka Madina Ee Muqdisho
Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho  Waxa la geeyay Dhawacyadii galmudug ee laga Sooo Qaaday Magaalda Gaalkacyo Waxana Ciidanka Dhawacyada ah Garoonka Diyaaradaha Adan Cade ku soo Dhaweeyay Masuuliyin ka tirsan Dowlada Somaliya ...
DHAGEYSO+SAWIRO: Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Oo Xili Xasaasi Ah Gaalkacyo Tagay
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid iyo wafdi uu hogaaminaayo aya  ka soo dagay garoonka diyaaradaha Oscho ee Magalada gaalkacyo halkasi oo ay ku soo dhaweyeen masuuliyiinta gobolka ...
DAAWO-Sheekh Aadan-Siiro”Haddii Cudurka Kursi Jacaylku Kugu dhaco Waa Musiibo
  https://www.youtube.com/watch?v=5Mz8NjemthE
DAAWO-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir Oo Ka Hadlay Xumaanta Qabyaalada iyo sida diinta islaamku uga digayso adeegsigeeda
khudbadii maanta Jimcaha oo Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir kaga hadlay xumaanta Qabyaalada iyo sida diinta islaamku uga digayso adeegsigeeda Halkan Ka Dhageyso Ama Muuqaalka Marba Midkii Ku Fuduud [playlist ids="135046"] https://www.youtube.com/watch?v=-GmFWvThXHQ&feature=youtu.be
DAAWO-Maamulka Khaatumo Oo Beeniyay Warar Sheegaya In Dubai Ay Ku Kulmi Doonaan Cali Khaliif Iyo Siilaanyo
Iyadoo Dhawaan Ay Soo Baxayeen War Sheegaya In Madaxda Maamulada Khaatumo Iyo Somaliland Ay Dhawaan Ku Kulmi Doonaan Dubai Ayaa Waxaa Arintaasi Beeniyaay Nin U Hadlay Maamulka Khaatumo Halkan Ka Daawo https://www.youtube.com/watch?v=DYCik_lKgog
DAAWO- faarax Macalin Oo Gacanta U Qaaday Wasiir Horay Uga Tirsana Dowladda Soomaaliya
Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya faarax Macalin Ayaa Hotel ku yaala Nairobi wuxuu si Xun ugu dhex Garaacay Wasiirka Isgaarsiinta iyo boostadda Dowladda Somalia Maxamed Jaamac Mursal (Geelle). ...
DAAWO-Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Ka Hadlay Siyaasada Soomaaliya”Waxba Looma Ogola Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Xiligan Ka Taagan Muqdisho Iyo Dib U Dhaca Ku Yimid Doorashada Soomaaliya   https://www.youtube.com/watch?v=UDUaM4_nJj4
DAAWO-Puntland Oo Somaliland Kala Shaqaysay Soo qabashada Gacankudhiigle Dil ka gestay Deganka Goof Ee Deg Ceerigabo
Maamulka Puntland Ayaa Kala  Shaqeeyaay Somaliland Soqabashada Gacankudhigle Dil ka gestay Deegaanka Goof Ee Degmada Ceerigabo Ka Dib Wada Shaqayn Dhexmartay Labada Maamul https://www.youtube.com/watch?v=hPd9MW_KYFs&feature=youtu.be    
DHAGEYSO:Odoyaasha Gobalka Mudug Ee Puntland Oo War Cusub Soo Saaray
Kadib Markii Maamulka Puntland uu Shegay in Ciidamada PISTA Ay Deganka Jeexdin ku Weerar Shabaab isla Markana Mareynakn uu Gacan ka Geystay Waxa si Toos ah uga Soo Horjeestay oo ...

Next Page »