Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

August 2016 Archive

Mareykanka oo Liiska Argagaxisada ku daray Sheekh Cabdiqaadir Muumin oo ah Madaxa koox Soomaali ah oo ku xiran Daacish
Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa Cabdulqaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada sida gaarka ah loo callaamadeeyey, ee amarka madaxweyne ee tirsigiisu yahay 13224, kaasi oo cunaqabateyn kusoo roga shaqsiyaadka iyo ...
DHAGEYSO:Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdala Oo Dowladda Soomaaliya Ku Eedeeyaay Amni Darada Muqdisho
Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdala oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya wuxuu ku eedeeyay in ay ku guul dareysatay sugidda amniga Dalka. Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdala ayaa sidoo ...
DAAWO-Shil Gaadhi Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Berbera
  [playlist type="video" ids="129181"]
DHAGEYSO:Heshiis Muqdisho ay kuwada galeen Dowladda Somalia iyo IGAD
Kulan ka socda Magaalada Muqdisho ayaa u dhaxeeya Urur Goboleedka IGAD iyo Dowladda Federaalka ah,waxaana lagu sameeyay Guddi labada dhinac ka kooban oo la kulmaya Ergooyinka Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ee sameynaya Maamulka ...
SAWIRO:Kulan Dhexmaray Ismaaciil Cumar Geelle Iyo Madaxweynaha Puntland”Ujeedka Kulanka
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Turkiga ayaa maanta kulan gaar ah magaalada  Jabuuti  ee caasimadda dalka ...
DHAGEYSO:Suxufi Maalintii Labaad Sharci Darro ugu Xiran Maamulka Jubbaland
Waxaa Maalintii Labaad Magaalada Kismaayo ku xiran Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo kamid ah wariyaasha ka Howlgala Magaalada Muqdisho ha yeeshee ka qaybgalka Siminaar ujoogay Magaaladaasi. Ciidamo katirsan Maamulka Jubbland ayaa shalay hoolka ...
DHAGEYSO: Wasaaradda Amniga Somalia oo Awaamir Culus Dul dhigtay Hotelada Muqdisho
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/Risaaq Cumar Max’ed, Milkiilayaasha Hoteellada Muqdisho ku amray in ay xaqiijiyaan Amniga Dadka ku jira Hoteelladooda. Wasiir C/Risaaq,ayaa Milkiilayaasha Hoteellada ku amray in ay difaacyo sameystaan islamarkaana ay xaqiijiyaan amniga ...
Dhagayso:- Dawlada Federalka Soomaaliya oo Dar-dar galinaysa Shirka Hiiran iyo Sh/Dhexe
Kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya  ayaa waxaa wada qaatay raysal wasare ku xigeenka Soomaaliya,Wasiirka arimaha gudaha iyo xubno ka socda Urur goboleedka IGAD. Wasiirka arimaha gudaha oo ...
Culimada Puntland oo ku baaqay Gurmad Deg deg ah oo ku aadan dhismaha Cisbitaalka Gaalkacyo(Sawirro)
Waxaa Maanta Xafiiska Alminhaaj ee magaaladaa Garoowe Shir saxaafadeed ku qabtay Culumada Gobolka Nugaal, Shirkan Jaraa’id ayey Culumadu ugu direen Umadda Soomaaliyeed daaq Gurmad, baaqaan oo ku wajahan in Gurmad ...
DHAGAYSO:Jibril Abdulle oo ah Madaxa Xarunta Cilmibaarista iyo Wadatashiga oo Soo bandhigay Qaabka Lacagaha Qaranka Loo Dhaco+Xafiisyada Ku Lug leh
Jibril Abdulle waa madaxa xarunta cilmibaarista iyo wadatashiga oo fadhigeedu yahay Mugadishu.  Wuxuu dawlada Somalia ku eedeeyay musuqmaasuq iyo maamulxumo.   Waxaa sidoo kale laga dhadhansaday inuu isusoo sharxidoono jagada madaxweynenimo doorashada soosocota. http://media.sbs.com.au/audio/somali_160831_548197.mp3

Next Page »