Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

July 2016 Archive

DAAWO-Sooraan iyo Jawaan Oo Magalada Lascanod Kala Kulmay Fadeexad Culus
waxa magaalada laascaanood tagey majaajilaystayaasha Reer Burco Sooraan Iyo jawaan waxayna Ka Dhigi lahyeen Riwaaya,Iyadoona Loo Diidey Oo layska Hortaagey. Waxaa Isoogu Ymid  Goobta Ay ku Dhigayeen Riwaayada In ka yar ...
DHAGEYSO:Duqa Degmada Gaalkacyo Oo Ka Hadlay Howsha Ugu Horaysa Ee La Sugayo
Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamed Axmed Tumeey  ayaa markii ugu horaysay ka warbixiyay Qorsahiisa Hawleed ee Horumarinta Degmada   Waxa uuna sheegay in uu hiigsanaayo Qodobo ay ka Mid yihiin Amniga,Maamul Wanaaga,Isku Xirka ...
SAWIRO:So Dhaweynti Xulka Kubbadda Cagta Puntland Iyo Garoowe
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 31 July, 2016 Garoonka diyaaradaha ee Konoco ee duleedka magaalada ...
DHAGEYSO:Wasiirka Amniga Somaliya”Wan Ka Gulaysanay Kooxdi Weerarka So Qaday
Wasiirka Amniga Somaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed Ayaa Sheegay In ugu yaraan 13 qof Ay ku dhinteen weerarkan10 kalena wey ku dhaawacantay. Todoba ka mid ah dadka dhintay ayaa ahaa maleeshiyadi ururka ...
DAAWO-Maamulka Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalki Safirka Turkiga
Maamulka Somaliland Ayaa Jawaab Kuluul Ka Bixiyay Hadal U Shalay Muqdisho Ka Sheegay Safiirka Dowladda Turkiga U Fadhiya Soomaaliya . Wasiirka Arimaha Dibada Maamulka Soomaaliland Sacad Cali Shire Ayaa Sheegay In ...
DHAGEYSO:Wasiirka Dekedaha Puntland oo lagu Eedeyay inuu shidaalkii ka jaray Shirkada Bosaso Korontada Sin Jirtay
Wakaaladda xooga korontadda ummadda ee ENEE ayaa sheegtay in wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda puntland ay jartay shidaalkii lagu kabi jiray xarumaha wakaalada ee magaalooyinka Bosaso ,Garowe,Qardho iyo degmooyin kale ...
DHAGEYSO: Wasaaradda Amniga Somalia oo ka hadashay Sargaal Xalay lagu dilay Muqdisho
Waxaa Xalay Kooxo Hubeysan Degmada Kaaraan ay ku Toogteen Cali Cadoow oo ka tirsana Saraakisha Hogaanka Ciidanka Booliska Soomaaliyed,waxaana la sheegay in Ragii dilka geestay ay goobta ka baxsadeen. Afhayeenka Wasaarada ...
DAAWO-Maamulka Dugsiga Nile Academy Oo Amaanay Somaliland
Haýadda Nile Academy Oo uu leeyahay Ninka Lagu eedeyey In Qilaabka  Fashilmay ee alka Turkiga Ayaa Haa Waxa  xarumo waweyn uu ka Furtay magaaladda hargaysa Markii maamulka Soomaliland Uu diidey Inuu ...
TOPNEWS:Sh.Shariif iyo C/raxmaan Faroole oo Muqdisho ku Soo Wajahan Iyo Amniga Muqdisho Oo Si Xumaday
Xog Rami Ah  oo aan heleeyno ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynayaashii hore ee Puntland iyo Somalia ee Sh.Shariif Sh.Axmed iyo C/raxmaan Faroole Ay ku soo wajahanyihiin Magaalada Muqdisho.   Sh.Shariif iyo ...
DHAGEYSO:Qaban Qabada 1 August Sida Looga Daremayo Puntland
Waxaa Guud Ahaan Deeganada Puntland Ka Socota Diyaar Garawga Xuska 1 August Oo Ku Been Maalinta Berri Ah Hadii Alle Idmo 1 Augst Waa Malinti Puntland Ay Samaysatay Maamul U Gooni ...

Next Page »