Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

June 2016 Archive

Daawo:Qisooyinka Quraanka (25) – Ninkii Muminka ahaa ee ay Fircoon qaraabada ahaayeen
Assalamu Calaykum Qisada ninkii muminka ahaa ay qaraabada ahaayeen Fircoon ee rumuuyay nabi Muse waa qiso kale oo ka mida qisooyinka lagu cibro qaato ee ku jira Quraanka kariimka waana qisada ...
SAWIRRO:- Golaha Wasiirada oo Guddi u saaray Walaaca ay Culumada ka muujiyeen Sharciga ku saabsan Jinsiga
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Kulanka Golaha ayaa ...
Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya oo Duqeymo xoogan ka wada Gobolka Gedo
Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa in Duqeymo xoogan ay ka wadaan Degaano hoostaga Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo. Degaanadan ay  Diyaaradaha Kenya duqeymaha ka wadaan ayaa la ...
Akhriso:- Liiska Guddiga Doorashada Soomaaliya ee Madaxweyne Xasan uu Magacaabay –
Madaxweynahan Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wareegto ku Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ee 2016. Guddiga ayaa waxaa uu ka Kooban yahay 22 Xubnood,iyadoo laga saaray Wasiiraddii Xukumadda ku jiray ee Muranka ...
Warbixin+Sawirro:Jaaliyada Puntland oo Deeq Daawo ah soo garsiisay Isbitaalka guud ee Magaalada Kismaayo
Deeqdani daawada ah ayaa waxay ka timid Jaaliyada Puntland ee Germay, Shirkada Maxaliga ah ee SomCare iyo Germany medical Aid.waxaana lagu warejiyay  Isbitaalka guud ee Magaalada Kismaayo Dawadan oo ahayed 1 tan ...
DHAGAYSO:Kulankii guddiga doorashooyinka dalka iyo Saladiinta jubbaland Maxaa ka soo baxay
Xubno kamid ah guddiga doorashooyinka dalka ayaa magaalada Kismaayo kulan kula qaatay Salaadiinta iyo waxgaradka Jubbaland, iyaga oo ka wada hadlay qaabka loo wajahaayo soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka cusub. Gudiga doorashooyinka ...
DHAGAYSO+SAWIRRO:Abaaro ka jira Degmada Jariiban iyo Ceelbiyood muddo jabnaa oo la kiciyey.
Deegaaanka seemada oo hoostaga degmada jiiriiban gobolka Mudug oo biyo la,aan adag ay ka jirtay muddo 3 bilood ah oo lasoo dhaafay ayaa xiligan ceelbiyood ka jabay dib loogu kiciyey ...
Dhageyso Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante oo Sheegay Cida ka Danbesa Colaada Koonfurta Gobolka Sool
Waxaa maanta magaalada Saaxdheer ee Gobolka Sool kulan ku qabtay Ergo ka kooban waxgarad iyo Culimo  oo istaagay xaalada Colaadeed ee Gobolka Sool iyo Garaadka Guud ee Beelaha SSC Garaad ...
Aqriso waxa ku Qoran siyaasada Qaranka Ee Jinsiga ee DFS
Culumo iyo odoyaal Soomaaliyeed ayaa eedeyn kulu u jeediyey xeerka siyaasadda qaran ee Jinsiga ee dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen inay ku jiraan waxyaabo ka dhan ah diinta iyo dhaqanka. Waxyaabaha ...
Danjire Micheal Corvine Oo 3 Ujeedo U Tagay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay
Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, gaaray Wakiilka Midowga Yurub ee Somalia, Micheal Corvine iyo wafdi uu hoggaaminayo. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka kusoo dhaweeyay Xubno ka kala tirsan labada Golle, ...

Next Page »