Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

May 2016 Archive

VIDEO:Barnaamij Ku Saabsan Qaraxii Diyaaradii Daalo Xog Badan Ka Ogow
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Barnaamij Laga Sameeyaay Qaraxii Diyaaradii Daalo https://www.youtube.com/watch?v=NeL27FeNSOg&feature=youtu.be
“SAWIRRO+DHAGEYSO” Waalid ku sugan Magaalada Baardheere oo Dalbanaya in loo Caawiyo Wiil Xanuunsan muddo ka badan ilaa 20 sanno
C/raxmaan Hure Diiriye waa Ehelka Wiilka Xanuunsan oo lagu Magacaabo Cawil Axmed Diiriye oo ah Wiil xanuunsan oo curyaan ka ah Lugaha,Gacmaha iyo Hadalka muddo ka badan ilaa 21 sanno,waxuuna ...
VIDEO:Maxamed Kaahin”Hanjabaad U Diray Maamulada Dalka Iyo Dowlada Soomaaliya”Ciidamada Ka Qaada Xuduudka
Gudomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Si Kulul U Hadlay Arimo Dhanka Xuduudka Soomaaliya Iyo Soomaaliland Maxamed Kaahin Wuxuuna Dowlada Soomaaliya Iyo Maamulada Kale Ee Dalka Ka Jira Inay Xuduudaha Ay ...
VIDEO:T.V Aljazeera Oo Warbixin Xiiso Badan Ka Diyaariyaay DDSI
Tvga Aljazeera Qaybta Luuqada Englishka Ayaa Warbixin Xiiso Badan Ka Soo Diyaarisay Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia .   Warbixintan Ayaa Is Bar Bar Dhig Ku Samayanaysa Xiligii Uruurka ONFL Iyo Xiligan Hada ...
DHAGEYSO:61 Sano Jir Ka Mid Ardayda Imtixaanka Sanadka U Fariistay
   Kumanaan arday ah ayaa sanandkan qaadanaya imtixaanaadka dusgiyada saree e dalka Soomaaliya.   Ardaydaasi waxaa ka mid ah Axmed Maxamed Cali (Axmed Saney) oo 61 sano jir ah oo imtixaanka ku qaadanaya ...
SAWIRO:Hub Iyo Qaraxyo Lagu Qabtay Gudaha Muqdisho
Ciidanka Nabad Sugidda Ee Dowlada Soomaaliya ayaa  Degaanka Ceelasha Biyaha ku qabtay Gaari,Qaraxyo, Hub iyo Afar Nin oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab sida ay NISA sheegtay.    Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa tilmaantay ...
DHAGEYSO:Ciidamad Liyuu Booliska DDSI Oo La Sheegay Inay Afduubteen Caruur
Xog ka imaanaya Degaanada Labo-baar iyo Mustaxiil oo ka tirsan Dhulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidanka Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay Afduubteen ilaa 7 Ruux oo Carruur ay ...
Daawo Video: ODAY Soomaaliyeed oo si Qiiro Badan uga hadlay Xaalada Soomaaliya, Iyo Dhaqanka Siyaasiyiinta Soomaalida
https://youtu.be/vQM0xZ1VK_0  
Maxamuud Axmed Tarsan“Madaxda ku shirsan Muqdisho waa ay kala shirsan yihiin”
Duqii horre ee Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay shirka madasha qaranka ee madaxda Soomaalida maalintii labaad uga socda magaalada Muqdisho. Isagoo la hadlaayay VOA-da ayuu rajo xumo ka ...
Daawo:Hadalkii uu Suldaanka Guud ee Subeer-awal ka jeediyey Caleemosaarkii Suldaanka Fiqishini
https://youtu.be/lUGj94mue5Q

Next Page »