Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

April 2016 Archive

VIDEO:Puntland Oo Digiin U Dirtay Xildhibanada Iyo Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed
Lamaha Amaanka  Puntland ayaa Jawaab Culus Ka  hadalo ka soo baxay Xildhibaanada iyo Siyaasinta ka soo jeeda gobalada Baay Iyo Bakool oo maalmihii u dambeeyey sheegayey in dadkooda ku nool Puntland la ...
DAAWO-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Iyo Ururka Alshabaab Maxaa Kala Haysta?
Sheekha Caanka Ah Ee Sheekh Maxamed Cabi Umal Ayaa Si Adag Uga Jawaabay Hadal Dhawaan Ka Soo Baxay Afhayeenka Uruurka Alshabaab Cali Dheere. Cali Dheere Ayaa Dhawaan Sheegay In Dhulka Puntland ...
DHAGEYSO:Wada Xaajoodkii C/samad Maxamed Gallan Iyo Madaxweynaha Puntland Xagee Maraya Waraysi Dheer Zakariye Cali Xaaji Siciid
Afhayeenka Qurbo joogta Gobolka Bari Ee Ku Nool Dalka Maraykanka Zakariy Cali Xaaji Oo Waraysi Dheer Siiyaay Madasha 60 Ayaa Ka Hadlay Arimo Badan Oo Ku Saabsan Soomaaliya .     Qodobada Ugu ...
VIDEO:Hadal Ku Socoda Waalidiinta Ay Caruurtoodu Ka Tahriibeen
Hoos ka daawo kalimad aan u soo jeedinayo waalidiinta iyo qaraabada dhaliinayarada ku taageera tahriibta https://youtu.be/BShCu3hOgnA
VIDEO:Maamul Goboleed Lagaga Dhawaaqayo Magalada Badha Digniin Ku Socota Puntland Iyo Somaliland
Waxa ayaamahan Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ka socday shirar gogol xaar u ah dhismaha maamul goboleed lagaga dhawaaqi rabo gobolada Sanaag, Hayland Iyo galbeedka gobolka Barri..   Shirarkaas oo lagu casuumay ...
DAAWO VIDEO:-Soomaaliya Waxay Gacanta Ugu Jirta Ethiopia Arag Muuqaalkan Soo Socda
Dowlada Ruushka Ayaa Dhawaan  waxa uu ka ballan-qaaday ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Oo Dhawaan  Tagey magaalada MOSKOW in ay ka taageerayaan dhismaha ciidankii qaranka Soomaaliya Iyo Dib U Dhiska Soomaaliya   Markii warkaasi ...
VIDEO:Shacabka Buuhoodle Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkan Ciidamada La Wareegay Magaalada Iyo Madaxweynaha Khaatumo Oo Baaq U Diray Shacabka Buuhoodle
Shacabka  Buuhodle Ayaa Ka Hadlay  Dhacdadii Dhawana ka Dhacday magaalada Buuhodle Iyo  Ciidamadii Dhawaan Sheegay Inay La Wareegeen Magaalada .   https://www.youtube.com/watch?v=pmkiDuNuedM    
VIDEO:Gaadhi Laga Dhacay Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Manta Dib Loo Helay
Sarakaal  Ka Socota  Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ahna  La Taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Xasan Cigaal  oo ay  weheliyo Af-Hayeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha  Jamaal Cabdi Muxumed oo Khamiistii  Todobaadkii  Hore  ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Baarlamaanka Horgeeyey Qorshaha Guud ee Hannaanka Doorashada 2016
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta u gudbiyey Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Hannaanka guud ee Geeddi Socodka Doorashada 2016. Ra’iisul Wasaare Cumar oo ...
DHAGEYSO+SAWIRO:Madaxweynaha Puntland Oo Bosaaso Lagu Soo Dhaweeyaay
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ugu maqnaa waddamada  Ethiopia iyo Sucuudi Carabiya ayaa maanta 30-April-2016 dalka dib ugu soo laabtay waxaana siweyn loogu soo dhoweeyey ...

Next Page »