Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

March 2016 Archive

WAR-BIXIN:- Qaramada Midoobay oo sheegtay in Kummanaan Soomaali ah ay gaajo u dhiman karaan
QM ayaa maanta sheegtay in kumanaan kun oo Soomaali ah ay dhiman karaan haddii dalalka deeqaha bixiya aanay gar-gaar dheeraad ah ku bixin dadka ay ku dhufteen abaaraha ka jira ...
DEG-DEG:- Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Masaajid ku yaal magaalada Baledweyne  
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in caawa uu qarax ka dhacay Masaajid ku yaal xaafadda Hawl-wadaag ee Beledweyne, kaasoo sababay dhimasho iyo dhawaawacba. Qaraxaan ayaa sida la xaqiijiyey ...
MUUQAAL:Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya?
Shirka golaha Wasiirada ee xukumada faderaalka Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayay Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir, ayaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin ...
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka Tacsiyeysay Xisaabiyihii Wasaarada Maaliyadda Puntland Ee Gobolka Mudug
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa ka tacsiyeeyey falkii foosha xumaa ee argagixisnimo ee la beegsaday Allaha ha u naxariiste Xisaabiyihii  gobolka Mudug ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Siciid Cali Yuusuf ...
MUUQAAL:Kulan Ka Dhacay Nairobi Oo Lagu Tageeray Maamul U Samaynta Hiiraan Iyo Sh/Dhexe
Kulan Ka Dhacay Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalka Kenya Ayaa Waxaa Isoogu Yimid Qaar Ka Mid Ah Daka  Ka Soo Jeeda Gobolka Hiiraan Waxayna Si Buuxda Uu Tageereen Maamul U Samaynta ...
DHAGEYSO:Wasaarada Amniga Puntland Oo Shacri Cusub Ku Soo Rogtay Gawaarida Iyo Hotelada Ka Dib Qaraxii Manta Gaalkacayo Ka Dhacay
Kulan  maanta ka dhacay  Magaalada Garoowe ayaa looga hadlay ammaanka guud Ee Puntland iyo dagaalka  ay kula jirto Kooxda Alshabaab, ka dib weerarkii ismiidaaminta  Ee saaka Gaalkacyo ka dhacay kaas ...
DHAGEYSO+SAWIRO:Saraakiisha Amaanka Puntland Oo Amaro Cusub Ku Soo Rogay Shacabka Gaalkayo Ka Dib Qaraxii Manta
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasi oo galaaftay nolosha mas’uuliyiin dhowr ah. Mas’uuliyiinta weerarka ku dhintay ayaa waxaa kamid noqday ...
SAWIRO:Madaxweynaha Puntland Iyo Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Oo Booqday Garoonka Diyaaradaha Ee Garoowe
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka 31-March-2016 hadiyado sharafeed ka kooban agabka  hiddaha iyo dhaqanka  Soomaalida oo lagu xardhay Calanka Puntland guddoonsiiyey Danjirihii hore ee Turkiga ...
Madaxweynaha Puntland Oo Tacsi Uu Diray Eheladii Dadkii Manta Ku Dhintay Qaraxii Gaalkacayo Ka Dhacay
Madaxweynaha Maamulka Puntland Ayaa Tacsi Ka Diray Dadkii Manta Lagu Dilay Gaalkacayo
DHAGEYSO:Lamaha Amaanka Gobolka Mudug Oo Faah Faahin Ka Bixiiyaay Qaraxii Gaalkacayo Ka Dhacay
Saraakiisha Amniga Gobolka Mudug ayaa ka hadlay Qaraxii Saacado ka hor ka dhacay Magaalada gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug kaas oo lagu Weeraray Xisaabiyihii Wasaaradda Maaliyada ee Gobolka Mudug Saciid ...

Next Page »