Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

February 2016 Archive

DAAWO-Xiisaad Cusub Oo Ka Dhex Taagan Somaliland Iyo Puntland Faysal Cali Waraabe Oo Hadal Kuluul Sheegay
Maamulka Somaliland oo ka Faa’iidaysanaya Xiisada ka taagan Gobolka Sool ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay dagaalka la galaan Shacabka Gobolka Sool, Kadib markii ciidamo ka yimid Magaalada Garoowe ...
Kooxda Alshabaab Oo Cawa Goob muhiim Ah Ka Qabsaday Ciidamada Dowlada
War deg deg ah oo hada nasoo gaaray ayaa ku waramaya in caawa dagaal uu ka dhacay xerada Laanta Buuro oo duleedka ka xigta degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose.   Dagaalyahaano ...
Madaxweynaha Jubbaland Oo Canbaareeyaay Qaraxyadii Baydhabo Iyo Muqdisho(Video)
Isagoo ka hadlaayey qaraxyadii ruxay Muqdisho iyo Baydhabo, madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoob ayaa sheegey in mudnaanta gaarka ah la siiyo ciidamada Soomaaliyeed, islamarkaasina lagu wareejiyo amniga xarumaha muhiimka ah ee ...
DAAWO-Muuqaal Cajiib Ah Oo Ku Saabsan Shirkii Wadamada Ciidamdu Ka Joogaan Soomaaliya
Waxaa  magaalada Jabuuti ee jamhuuriyadda Jabuuti lagu soo afmeeray kulan ay lahaayeen madaxda dalalka ciidamada ku tabarrucay howlgalka Soomaaliya uu ka wado Midowga Africa ee AMISOM. Sida aad ku arkeysaan kulanka ...
SAWIRO:Buugga Sharciga Ganaaxa Gaadiidka iyo Sharciga Wadamarista Puntland oo lagu soo bandhigay Boosaaso
Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland iy Laanta Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikadda ayaa maanta magaaladda Bosaso kaga dhawaaqay inay dhammaan degaamadda Puntland 1-da Bisha Maarso si ramsi uu uga dhaqangalayo Sharciga Ganaaxa ...
DHAGEYSO:Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Ay Jawaab Kuluul Ka Bixin Doonaan Qaraxyadi Baydhabo
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa si kulul uga hadlay weeraradii shalay lagu qaaday Xarumo ganacsi oo kuyaala magaalada Baydhabo, kuwaas oo galaaftay nolosha dad ka badan 40 ...
SAWIRO:Dhawacyadii Qaraxii Baydhabo Ka Dhacay
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa maanta booqday Isbitaalka, isaga oo warbixin la xiriirta xaalada caafimaad ee dadka Bukaanada ah ka dhageystay Maamulka Isbitaalka.   Madaxweyne Shariif Xasan, ayaa ...
DHAGEYSO:Madaxweynaha Jabouti Oo Sheegay In Ciidamada AMISOM Ay Meesha Ka Saareen Awoodi Kooxda Alshabaab
Madaxda Wadamada Midowga Afrika ee ay Ciidamada Nabad Ilaalinta ka jooggaan Soomaaliya, ayaa waxay isku waafaqayaan in tallaabo adag oo militari laga qaado Ururka Al-Shabaab. Madaxdan oo Axadii shir ku yeeshay ...
DHAGEYSO:Ragii Soo Abaabulay Qaraxyadii Baydhabo Ka Dhacay Oo La Qabtay
Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay inta badan Dadkii ka dambeeyay Qaraxyadii Shalay ka dhacay Magaalada Baydhabo ee geystay Dhimashada iyo Dhaawaca badan. Wasiirka Maleeshiyaadka iyo ...
DHAGEYSO:Dadka Ku Dhintay Qaraxii Baydhabo Intii Hore Ka Sii Badanaya
ugu yaraan 65 Qof ayey gaartay Tirada Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Shalay ka dhacay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay,iyadoo dhimashada lagu sheegay 35 kale.   Agaasimaha Isbitaalka Guud Ee Magaalada Baydhabo ...

Next Page »