Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

January 2016 Archive

DAAWO:- Kooxda qayladhaan oo soo saartey Hees Qiiro badan oo ka hadlaya Duqaynta Diyaaraha Kenya iyo Xasan Sheekh Maxamuud
Kooxda Fannaaniinta Qaylo Dhaan, ayaa soo saaray hees cusub oo ka hadleysa gumaadka, ay diyaaradaha dagaalka Kenya ka wadaan Degmada Ceelcadde iyo tuulooyinka kale ee hoos-tagga ee Gobolka Gedo. Heesta ayaa ...
TOP NEWS:- Dawladda Feradaraalka ah oo markii ugu horeysay ka hadashay Duqeynta Diyaarahaha ay Kenya ka wadaan gobalka Gedo
Ka dib markii shacabka Somaliyeed ay buun wayn ku yeeriyeen Madaxda Dowladda Somaliya, sida ay kaga aamusan yihiin duqeymaha ay diyaaradaha dagaalka Kenya ka wadaan Gobolka Gedo, ayaa waxaa ka ...
DHAGEYSO:Wafdigii Gar’gaar Gaarsiiyay Dadkii ku barakacay Duqaymihii Kadhacay Gobalka Gado oo sheega in aysan ku filneen Marka loo eego Tirada dadka Gar’gaarka u baahan
    Iyadoo Gobalka Gado ay gaareen Wafdi ka soo jeeda Beesha Sade oo Gar'gaar gaarsiiyay Dadkii ku barakacay Duqaymihii Ciidamada Militariga Kenya ay ka gaysteen Gobalkaasi ayaa wafdigu waxaa ay sheegeen in aysan ku ...
DHAGAYSO:Abwaanad Muna Diana oo si Kulul Uga Hadashay Go`aankii 4.5 ka +Rw Cumar Cabdirashiid iyo Sareeyo Guute Dafle waa Isku Dhaqan
Abawaanad Daina oo ka mid ah dadka murtida Soomaaliyeed curiya islamarkaana falanqeeya arrimaha Siyaasada Soomaaliya ayaa u warantay qurbajoogta Soomaaliyeed ee ku kulam madasha 1966. Abwaanada oo wareysigeeda laba qaybood ah ...
DAAWO-Cali Maxamed Warancade”Somaliland Ma Codsan Baasaboorka Soomaaliya Waa Been Abuur
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Beeniyaay In Maamulkaasi Codsaday In Xafiis Lagu Bixiyo Baasaboorka Soomaaliya Laga Furo Hargaysa    https://www.youtube.com/watch?v=Y5oRjB3bWUk
DAAWO-Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliya Ayaa Sheegay In Maamulka Somaliland Codsadeen Baasaboorka Soomaaliya
Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya Gaafow ayaa maanta isagoo warbaahinta la hadlaayey waxaa uu sheegay inuu gacanta ku haayo Warqad codsi oo uu qoray Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Warancadde taasoo ...
TOP-DHAGEYSO:-Taliyaha Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo shaaciyay inay Xafiis ka furanayaan Magaalada hargeysa”
Waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Xarun ka furayaan Magaalada hargeysa, Taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee Dowladda Soomaaliya Cabdilaahi Gaafoow Maxamuud oo dib uga soo laabtay ...
TOP-DHAGEYSO:-Taliyaha Nabadsugidda iyo sirdoonka Soomaaliya,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Saraakiil kala duwan oo ka shiray Xasilinta Amniga Muqdisho”
Taliyaha Ciidamada Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Kulan looga hadlay Amniga Magaalada Muqdisho, Kulankan oo diiradda lagu saaray Amniga Caasimadda Soomaaliya waxaa ka qeyb galay saraakiil ka ...
TOP-DHAGEYSO:-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga oo ka dagay B/weyne iyo Xiisado siyaasadeed oo ka taagan halkaasi”
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya oo Galinkii dambe ee maanta gaaray Magaalada B/weyne ayaa sheegay in Dowladu dib u saxayso qaladaad ay Beeluhu ka tirsanayaan Maamul u ...
TOP-NEWS:-Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee lagu tababarayo Turkiga oo Aragtiyo ka dhiibtay Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab”
Taliyaha Ciidanka X.D.S oo la dar-daarmay Saraakiil lagu soo tababarey dalka Turkiga. January 31, 2016…Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa la dar-daarmay saraakiil  iyo saraakiil  xigeen ka ...

Next Page »