Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

December 2015 Archive

HAMBALYO!:- Warbaahinta Saadaalnews oo Umadda Soomaaliyeed u direysa Hambalyo ku aaddan Sanadka Cusub ee 2016
Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Saadaalnews ayaa dhammaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto waxaa uu halkaan oga dirayaa Hambalyo iyo Bogaadin ku aaddan sanadka cusub 2016ka, kaasoo ay haatan ...
TOP NEWS:- Xarakada Alshabaab oo xukun dil ah ku fulisey 5 nin oo ugu eedaysnaa Basaasnimo
Ururka Al Shabaab, ayaa waxay gelinkii dambe ee maanta ay xukun dil ah ku fuliyeen illaa shan nin, ka dib markii ay ku eedeeyeen inay u basaasayeen Dowladaha Somaliya iyo ...
TOP-DAAWO:-Maxaa ka soo baxay SHirkii Golaha Wasiirada Maamulka Puntland”
 
TOP-DAAWO:-Gudoomiye Jawaari iyo ku xigeenkiisa oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha oo Nairobi uga qeyb galay kulan looga hadlayay Dastuurka Dalka”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa ...
TOP-DHAGEYSO:-Musharax Xabeeb oo lagu soo dhaweeyay B/weyne+Xaq daro weyn ayaa heysata Shacabka Reer Hiiraan”
Musharaxa madaxweynaha Maamulka lagu wado in loo sameeyo Hiiraan iyo Sh dhexe Ibraahim Xabeeb Nuur ayaa sheegay inuu wax badan ka qabanayo dhibaatooyinka dhaqaale ee ka jira labada Gobol ee ...
TOP-DAAWO:-Madaxweynaha: “Ciidammada waa inay adkeeyaan ku dhaqanka anshaxa wanaagsan, dhowrista qawaaniinta, iskana fogeeyaan musuqmaasuqa’’
Madaxweynaha: "Ciidammada waa inay adkeeyaan ku dhaqanka anshaxa wanaagsan, dhowrista qawaaniinta, iskana fogeeyaan musuqmaasuqa’’ Muqdisho, Khamiis-31 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane ...
Madaxweynaha Puntland Oo Shir Deg Deg Ah Ku Qabtay Xarunta Madaxtooyadda (Dhageyso)
Madaxweynaha Maamulka  Puntland Pr.Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa Shirjaraaid oo uu Xarunta Madaxtooyada Waxaa uu umada Soomaliyeed Gaar ahaan Reer Puntland ugu Hambalyeeyay Sanadka Cusub ee Caawa Bilaamaya . Madaxweyne Gaas ...
Boliiska Jabuuti oo Xabsiga dhigay Xaamud Cabdi Suldaan oo ahaa Wasiirkii hore ee Diinta iyo Owqaafta ee Jabuuti
Booliska Jabuuti ayaa xabsiga u taxaabay Wasiirkii hore ee Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan oo 21-kii bishan ku dhaawacmay rabshadihii ka dhacay magaalada Jabuuti. Rabshadahaas ayaa waxaa ku geeriyooday ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya Oo Ka Qayb Galay Shirki Loo Qabtay Ciidammada Qalabka Sida (SAWIRO)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley shirka toddobaadlaha ee Ciidammada Qalabka Sida oo ka dhacay xarunta ...
DHACDO LAYAAB LEH:- Hey’adda FBI oo baadigoobeysa nin Hilib Doofaar ku dhijeyey Albaabka Masaajid ku yaal Magaalada Las Vegas
Hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FBI-da ayaa shan kun oo dollar u yaboohday qofkii keena akhbaar hogaamin karta in lasoo xiro dadkii ka dambeeyey xeerta hilib doofaar oo ceyriin ah ...

Next Page »