Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

November 2015 Archive

DEG-DEG:- AKHRI FAAHFAAHIN:- Labada maamul Puntland iyo Galmudug oo ku hishiiyey dhawr qodob
  Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dadaallada uu hormuudka ka yahay RW Somalia Cumar C/rashiid ee Gaalkacyo ka socda, kuwaasoo lagu dhex-dhexaadinayo maamullada Puntland iyo Galmudug oo dhawaan ay iska-horimaadyo ...
DHAGAYSO:Odayaasha Mudug “Haddii Cabdiweli Gaas Horfariisto Cabdikariim Guuled,wuxuu Aqoonsaday GALMUDUG”
Cabdiqafaar Faarax Jaamac Khatal oo kamid ah odayaasha dhaqanka Gobalka mudug islamarkaana hadda ku sugan Denmark ayaa ka hadlay Dagaaladi ugu dambeyeey ee kadhacay Gaalkacyo iyo say waxu jiraan. Oday dhaqameedkan ...
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo Gaalkacyo gaaray
WARBIXIN:Kulan Gaalkacyo ku Dhexmaray RW.Cumar iyo Madaxweynaha Puntland Gaas
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali iyo Ra’iisul Wasaaraha DF Cumar Cabdirashiid ayaa caawa shir gaar ah ku yeeshay magalada Gaalkacyo, iyadoona looga wada hadlay xiisada Gaalkacyo. Wasiirka koowaad ee dalka oo ...
DAAWO VIDEO MUDUG – Maxaabiis (Puntland) OO La sheegay in lagu Soo Qabtay Dagaalki Gaalkacyo
Maamulka Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigay maxaabiis la sheegay in  la qabtay  Maamulka Puntland kadib dagaalkii cuslaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobalka MUDUG   https://youtu.be/FN-zEgTzptQ    
DHAGAYSO+SAWIRRO:Maxaad kala Socotaa Qodobada Laga sooo saaray Kulankii RW.Cumar iyo GALMUDUG?
Waxaa Soo Dhamaaday Kulan Dhexmaray Maamulka Galmudug iyo Reysulwasaaraha Dowladda Somaliya kaasi oo ula jeedkiisu ahaa Sidii Loo Dhameen lahaa Xiisada Gaalkayco Waxana lagu Heshiiyay labada Dhica ee Dowlada iyo ...
Dhagayso:- Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku baaqay in Shcabku dib ugu soo laabtaan Gaalkacyo
-Madaxwaynaha Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Adan ayaa ka hadlay nabad galyada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ilaa shalay ay kusoo qulqulayeen Madax kaladuwan,waxaana uu sheegay ...
DAAWO VIDEO: Cabdiraxmaan Faroole oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo.
Madaxwaynihii hore ee Puntland mudane Cabdiraxmaan Farole oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magalada Garowe ayaa sheegay dowladda iyo mamulada dalka oo kaliya inuusan xil ka saarnayn xalinta mushkiladaha dalka ...
Dhageyso+Sawirro:- Madaxweyne C/weli Gaas”Anagu ka Puntland ahaan waxaan aaminsanahay in Masuuliyadda dagaalka ay cid kale lee dahay waxaana Gaalkacyo u nimid Nabadayn”.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta 30-Nov-2015 lagu soo dhoweeyey Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Weftiga ayaa waxaa ka mid ...
TOP-DHAGEYSO:-Xadka Maamulka Puntland ee gaalkacyo ma ahan halka uu Moodo Cabduweli Gaas”
Siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa Maamulada Puntland iyo Galmudug ugu baaqay inaysan dib u soo laaban Dagaaladii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, Cabdi Salaad Yuusuf oo ka mid ...

Next Page »