Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

October 2015 Archive

DHAGEYSO:-Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo Howl-gal ka wada deegaanadii ay kula dagaalameen AL-Shabaab ee G/bakool”
Dagaal geystay Qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa Ciidamada Dowladda,kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab ku dhex maray deegaano duleedka ka ah degmada Xudur ee G/bakool, Wararka laga helayo gobolka Bakool ...
TOP-DHAGEYSO:-Banaanbax lagu gubay Masawirka Xasan Sheekh iyo Wasiir Odawaa oo ka dhacay B/weyne”
Banaanbax looga soo horjeedo Magacaabista Gudiga Farsamada ee Maamul u sameynta Gobolada hiiraan iyo Sh dhexe ayaa maanta ka dhacay degmada B/weyne, Dadkii dibadbaxa dhigayay ayaa waxa ay wateen boorar ay ...
TOP-DHAGEYSO:-Beelaha G/Sh dhexe oo kulan ka yeeshay Magacaabista Gudiga Farsamada”
shir looga hadlayo habka loo dhisay Farsamada ee Maamul u sameynta Gobolada hiiraan iyo Sh dhexe ayaa maanta ka dhacay degmada jowhar ee xarunta g sh dhexe, Aqoonyahano Haween iyo ...
TOP-AKHRISO:-Gudoomiyaha G/hiiraan oo ka digaya Dagtaalo sokeeye oo dhexmara Beelaha Gobolkaasi”
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa war ka soo saaray Kaalinta Maamul ee kaga aadan Magacaabista Gudiga Farsamada ee shirka Maamul u sameynta Gobolada hiiraan iyo Sh/dhexe, WARSAXAAFADEED. Waxaan halkaan ku soo gudbinayaa ...
TOP-DHAGEYSO:-Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda G/hiiraan oo Go’aano kulul ka qaatay Hadalkii Wasiir Odawaa”
Kulan looga hadlayay Maamul u samaynta Gobolada Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho, ee Gobolka Shabeelaha Dhexe xili Dowlada Federaalka ay ku dhawaqday Guddiga farsamada Maamul u ...
TOP-DHAYSO:-Odayaasha Beelaha Hiiraan”Shacabka Reer Hiiraan wey ka tashanayaan Dowladda Xasan Sheekh”
Odayaasha ku sugan Magalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Gudiga Farsamo ee ka kooban 14-ka Xubnood ee Maamul u samaynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Waxa ay ...
TOP-DHAGEYSO-Siyaasiyiinta Gobolka Hiiraan oo Fariin Culus u diray Madaxweynaha iyo Wasiirka arimaha Gudaha”
Siyaasiga Siraaji Sheekh Isaaq oo ka soojeeda Gobolka hiiraan ayaa Wasaarada arimaha Gudaha iyo Federaalka ugu baaqay inay dib ugu laabtaan Gudiga Farsamada si loo qanciyo Beelaha dhaliishan Xubnaha Gudigaasi, Waxaa ...
Dhegayso+Sawirro:- Madaxwaynaha Puntland oo maanta Gaalkacyo ka furay 7 Mashruuc.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-10-2015 xariga kajaray mashaariic horumarineed oo ka hirgalay muddo kooban magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug-Puntland. Ugu horeyn ...
Dhageyso warbixin: Qaabkii loo soo dhoweeyay MD ku xigeenka Galmudug iyo khudbad uu ka jeediyay Caabudwaaq
Madaxwayne kuxigeenka Maamulka galmudug state Maxamed Xaasshi Cabdi Carabey oo soo gaaray maantay Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehelinaya wasiiro iyo xildhibaano katirsan Maamulka Galmudug. Waxaana deegaanka Laama wayne oo 15 Km dhanka ...
PHOTO NEWS: Daawo Soo Dhawayntii Balaarnayd ee Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug State Mudane Maxamed Xaashi Cabdi ee Caabudwaaq,Waqoyiga Galgaduud(Warbixin)
Madaxwayne kuxigeenka Maamulka galmudug state Maxamed Xaasshi Cabdi Carabey oo soo gaaray maantay Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehelinaya wasiiro iyo xildhibaano katirsan Maamulka Galmudug. Waxaana deegaanka Laama wayne oo 15 Km dhanka ...

Next Page »