Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

September 2015 Archive

DHAGEYSO:-Xildhibaan ka digay Mooshinka Xasan Sheekh iyo Ujeedooyinka ka dambeeya oo la shaaciyay”
Xildhibaan ka mid ah baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegay in Mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha uusan lahayn nidaam sharciyeed oo wadadiisii ku hagi kara, Xildhibaan Calinuur Boodaaye oo ka mid ahmudane-yaasha Golaha baarlamaanka ...
DHAGEYSO:-Shir Muhiim ah oo maanta Garowe looga furay Madaxda iyo shaqaalaha Dowlad Goboleedka Puntland”
Hey’adda Biyaha iyo Tamarta Puntland ayaa maanta shir weyne loogu yeeray wasaaradaha Maamulkaasi ka firtay Magaalada Garoowe. Gudoomiye ku xigeenka Hey’adda Biyaha iyo Tamarta Puntland ayaa Munaasabada hadal uu ka jeediyay ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Guuleed oo ka hadlaya Waajibaadka Galmudug iyo Siyaasadda Guud ee Maamulkaasi”
Madaxda iyo Shacabka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa u istaagay dhismaha Wadooyinka Muhiimka u ah marinka dadka iyo Gaadiidka ee Gobolada maamulkaasi, Wadada dheer ee isku xirta Gaalkacyo iyo godin labe oo ...
DHAGEYSO:-Safiirka Shiinaha oo si kulul uga hadlay weerarada iyo Qaraxyada ay Al-Shabaab ka fulinayaan Muqdisho”
Xukuumdda Federaalka soomaaliya ayaa maanta deeq qalab xafiiseed ah ka gudoontay Dowladda shiinaha oo Safiirkeeda soomaaliya u soo wakiilatay, Safiirka soomaaliya u fadhiya Dowladda Shiinaha ayaa sheegay inaysan u hakan doonin ...
DHAGEYSO:-Maamulka G/banaadir oo Digniino iyo Awaamiir adag dul dhigay shacabka Muqdisho”
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Arbaca ah Amaro ka soo saaray ganacsatada qaadka ku iibisa Isgoyska Banaadir iyo Ex Control Afgoye . Go’aankan ayaa ka soo baxay kulan ay isugu ...
MUUQAAL: Kulan ballaaran oo ka dhacay Caabudwaaq, oo looga soo horjeestay GALMUDUG+Sababta…..
https://www.youtube.com/watch?v=oAAaF2VSALU&feature=youtu.be
TOP DHAGEYSO: Saraakiisha Kismaayo oo faahfaahiyay howlgallo magaaladaasi ka socday muddo dhan 48saac
Saraakiisha Ammaanka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa war ka soo saaray hawlgalo qaatay 48 saac oo Ciidamada Maamulkaas ay ka fuliyeen hareeraha Magaalada Kismaayo. Afhayeen u hadlay Ciidamada Maamulkaas ...
Dhageyso+Sawirro: Kulan lagaga soo horjeestay hadal dhowaan ka soo yeeray Galmudug oo ka dhacay magaalada Caabudwaaq
Kulan looga soo horjeeday hadal dhawaan kasoo yeeray maamulka Galmudug dhanka kalana lagu diidanaa maamulkaasi ayaa maantay kadhacay magaalada Caabudwaaq Ayaanle Cabdulaahi Jaamac Wariyaha Saadaalmedia ee Gobalada dhexe ayaa warkaan inooga soodiray Magaalada Caabudwaaq. Halkan ...
BOOSAASO: ENG. Yaasiin Cumar oo maanta loo doortay inuu noqdo duqa magaalada Boosaaso
Golaha Degaanka Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa Doortay Duqa Magaalada Boosaaso ka dib doorasho lagu qabtay Magaaladaas Golaha Degaanka ayaa Gudoomiye waxa ay u doorteen ENG Yaasiin Cumar Maxamuud kaas ...
Madaxweyne Xasan Sheekh ”Guulo ayaan ka gaarnay dagaallada Alshabaab boqolkiiba 80”
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Shir Madaxeed Gaar ah oo looga hadlayey la dagaalanka kooxda ISIL iyo xagjirnimada, kulankaas oo uu martigeliyey ...

Next Page »