Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

August 2015 Archive

DHAGEYSO:-Shariif Xasan oo ku laabtay Baydhabo kana warbixiyay Muhiimada Safarkiisa”
Wafdiga Sgariif xasan ee dhawaanahan ku sugnaa magaalada marka ayaa manta dib ugu laabtay magaalada baydhabo, Afhayeenka Maamulkaasi aya sheegay inay wax badan ka badan ka badaleen dhismaha Maamulka Gobolka Sh ...
DHAGEYSO:-Odayaasha beelaha Hiiraan oo Fariin u diray Dhigooda Sh dhexe + Maamul Goboleedka”
Odayaashan oo kulan ku yeeshay Magaalada Baladweyne ee Gobolka hiiraan aya sheegay inaysan diyaar u ahayn inay aadaan magaalada Jowhar halkaasi oo la sheegay inuu ka dhacayo shirka wada tashiga ...
(DAAWO SAWIRADA) Xasan Sheekh iyo Wafdigiisa oo dib uga soo laabtay Imaaraadka”
Muqdisho, 31 August, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhameystey booqasho rasmi ah oo uu ...
DHAGEYSO + DAAWO SAWIRADA Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo soo xiray Shirkii looga Arinsaday Dastuurka Dalka”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho ah u soconayay xubno matalayay bulshada rayidka ee maamulada gobolada iyo degmooyinka dalka, ...
(Daawo Sawirro) Wasiir Diini oo Tababar ugu soo xirey Xerada Jazeera Saraakiil ka tirsan Ciidamadda X.D.S
Wasiir Diini  oo Tababar ugu soo xirey Xerada Jazeera Saraakiil ka tirsan Ciidamadda X.D.S August  31, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira ...
DHAGEYSO: Xildhibaan ka tirsan maamulka Jubba oo faahfaahiyay qodobadii ay ka wada hadleen RW Cumar iyo Axmed Madoobe
Shire Cabdi Maxamed(Shire Coley) oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa sheegay wadahadaladii  dhexmarey Madaxweynaha Jubbaland iyo Ra,isal wasaaraha Soomaaliya in ay u badnaayeen hagaajinta xiriirka u dhaxeeya labada ...
Daawo: Salaad Cali Jeelle oo ka hadlay arrimo xasaasi oo ku saabsan siyaasadda Soomaaliya
https://www.youtube.com/watch?t=945&v=pcrhSx4UJqQ d
TOP DHAGEYSO: Madaxweyne Guuleed oo ka hadlay anisixinta wasiirrada Galmudug
Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleeed ayaa baarlamaanka Galmudug uga mahadceliyay sida wacan oo ay u ansixiyeen wasiiradiisa. [audio mp3="http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2015/08/Guuleed1.mp3"][/audio]
LIVE DHAGEYSO: Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay wasiirrada cusub ee Galmudug
Xildhibaannada baarlamaanka Galmudug ayaa maanta anisixiyay wasiirrada cusub ee dowlad gobaleedkaasi. 66 xildhibaan ayaa wada anisixiyay mana jiraan wax ka aamusay, waxaana guddoonka wuxuu ku dhawaaqay inay wasiirrada cusub ee Galmudug ...
Warbixin: Qaramada Madoobe oo ka deyrisay goballo ay kamid yihiin Gedo // Fatahaad iyo roobab xooggan
Qaramada Madoobe ayaa sheegtay in xaalado halis ah oo la xiriira Cuntada iyo Nafaqada inay wajahaan goballo kamid ah Soomaaliya. Warka ka soo baxay Qaramada Madoobe ayaa lagu sheegay in ay ...

Next Page »