Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

June 2015 Archive

TOP DAAWO: Wasiir Warrancadde: ”Faysal Waraabe gacan baa ula tagi doonaa hadduusan joojin …..”
https://youtu.be/fdJK0SxCgEA
TOP DHAGEYSO: GEN. Qeybdiid oo si adag uga hadlay arrinta Puntland + Cidda Mudug iska leh
Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado uu ka soconayo shirka maamul u sameynta goballada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud. Soo dhoweyn kadib ...
TOP MUUQAAL: Wareysi uu bixiyay Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu kaga hadlay dhinacyo badan
https://vimeo.com/132130972
TOP DHAGEYSO: Afhayeen Seeraar ”Jubba iyo Puntland go’aan ayay ka qaadan doonaan Federaalka dhexe”+Sababta?
Maamulka KMG Jubba ayaa sheegay inuu isku dayayo  isagoo kaashanaya dowladda Puntland inuu u istaago qadiyada Soomaaliya si la isugu soo celiyo ummaddii Soomaaliyeed ee kala irdhowday. Afhayeenka maamulkaasi C/naasir Seeraar ...
Madaxweynaha:’Marna raali kana nihin derbiga laga dhisayo xadka Soomaaliya iyo Kenya”-Sawirro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane  Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisalwasaraha xukuumadda Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiid Cali ayaa  maanta  ka qaybgalay  kulanka  golaha shacabka Soomaaliyeed,iyadoo madaxweynuhu khubad ka horjeediyay ...
Wasiirka Arimaha Dibadda ee Kenya oo sheegtay in Dawladda Soomaaliya ka laabatey Dacwad ay Kenya horey ugu oogtey oo ku saabsan xudduud badeedda
Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Kenya, Amina Mohamed oo ayaa sheegtay inay Dowladda Somalia oggolaatay inay xaal-mastuur ku dhamaystaan muranka dhinaca Xuduud-baddeedka ee horey loogu gudbiyey Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda ...
Shirkad Deeganada Puntland Shidaal Baaris ka waddey oo sheegtay inay ka baxayso halkaas, Maxayse tahay sababtu?
Shirkadda African Energy ee ka Diiwaan-gashan Dalka Canada, Sahmin Shidaalna ka wadday deegaanno ka tirsan Puntland ayaa ku dhawaaqday inay isaga baxday deegaannadaas, iyadoo u sababeysay ka bixideeda Puntland arrimo ...
DAAWO VIDEO – Shirkadda Turkiga ah ee Dibu-habeynta ku waddo Dekadda Muqdisho oo soo bandhigtey Muuqaal muujinaya qaabka ay u dhisayso Dekadda
Shirkadda gacanta ku haysa Dekedda magaalada Muqdisho ayaa waxa ay soo bandhigtay Video ku tusaya sida shirkaddani ay dib u habayn ugu suubin doonto Dakedda ugu wayn dalka. Shirkadda Albayrak ayaa ...
TOP DAAWO: Sawir la yaab leh oo laga sameeyay Puntland, ”R/wasaaraha ayaa ka maqan”
 
Dhageyso+Sawirro: MD C/qeybdiid oo dib ugu laabtay Cadaado iyo digniin uu u diray Puntland
Waxaa Maanta dib ugu soo laabtay degmada Cadaado Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Dowlad Goboledka Galmudug Jeneraal Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid Oo Labadii Cisha ee ugu dambeysay ku sugnaa Magalada Muqdisho ...

Next Page »